18/09/2026
π Jumco Mubaarak! π€π
Jimcahan ha noqoto mid ay ka buuxaan nabad, caafimaad, barako iyo farxad.
Alle ha inaga dhigo kuwa caafimaadkooda iyo caafimaadka qoyskoodaba ilaaliya. π€²
Jumco wanaagsan dhammaantiin. πΏ