Somali specialist Hospital

Somali specialist Hospital Somali Specialist Hospital Waxa Uu Ku Yalaa Degmada Hodan Kpp Muqdisho kasoo Horjedka Jamacada Salam

Dhaqtar ku waxa uu kuu qaban-doonaa dhamaan adeegyadan oo dhamaystiran, la kulan dhaqtarka si aad u hesho adeegyo caafim...
02/05/2026

Dhaqtar ku waxa uu kuu qaban-doonaa dhamaan adeegyadan oo dhamaystiran, la kulan dhaqtarka si aad u hesho adeegyo caafimaad oo kugu habbon.
wixii faafahin wac 61 3366603

30/04/2026

Waa bukaann muddo la dhibbanaa xanuuno oo si guul leh loogu daweeyay Somali Specialist Hospital .
Waxay ka warameysaa daryeelka sare ee caafimaad ee ay heshey iyadoo muujisay qanacsanaan buuxda iyo kalsooni ay ku qabato adeegga isbitaalka.
wixii faafahin wac 61 3366603/613366604

Waxaan Daryeelnaa Bukaan Keena Ilaa U Ka Caafimaado   Wahelkaga Caafimahad wixii faafahin wac61 3366603/611399932
26/04/2026

Waxaan Daryeelnaa Bukaan Keena Ilaa U Ka Caafimaado Wahelkaga Caafimahad wixii faafahin wac61 3366603/611399932

Buuxinta & qurxinta afka & ilkaha wixii faafahin nagla soo xiriir 61 3366603
23/04/2026

Buuxinta & qurxinta afka & ilkaha
wixii faafahin nagla soo xiriir 61 3366603

Qaar kamid ah calaamadaha lagu garto kaadi-baxsadkafaafahin wac 61 3366603/611399932
23/04/2026

Qaar kamid ah calaamadaha lagu garto kaadi-baxsadka
faafahin wac 61 3366603/611399932

Qeybaha & adeegyada isbitaalka wixii faafaahin nagala soo xiriir 61 3366603
22/04/2026

Qeybaha & adeegyada isbitaalka wixii faafaahin nagala soo xiriir 61 3366603

Haddii aad u baahan tahay Ilko xiris, gelinta & buuxinta ilkaha, nagu soo booqo Somali Specialist Hospital-Mogadishu wax...
22/04/2026

Haddii aad u baahan tahay Ilko xiris, gelinta & buuxinta ilkaha, nagu soo booqo Somali Specialist Hospital-Mogadishu waxaa isbitaalka heegan kugu ah dhaqtarka afka iyo ilkaha.
wixii faafahin wac 61 3366603/0613366604

21/04/2026

Bukaan muddo la ildarnaa xanuuno kala duwan, oo ay la socotay gabar yar oo iyaduna xanuunsaneyd, ayaa si guul leh loogu daweeyay Somali Specialist Hospital.

Waxaa qaabilay dhaqtarka haweenka iyo dhaqtarka carruurta, kuwaas oo si wadajir ah u bixiyay daryeel caafimaad oo heer sare ah.

Hooyo Mamo Caafiyo ayaa si farxad leh uga warbixisay daryeelka ay heshay, iyadoo sheegtay in iyada iyo gabadheeduba maanta ay ku sugan yihiin caafimaad wanaagsan. Waxay muujisay qanacsanaan buuxda iyo kalsooni weyn ay ku qabto adeegyada isbitaalka.

📞 Wixii faahfaahin ah wac: 61 3366603 / 613366604

20/04/2026

Bukaan muddo la ildarnaa xanuuno kala duwan, oo ay wehelinayeen carruurteeda yar yar oo iyaguna xanuunsanaa, ayaa si guul leh loogu daweeyay Somali Specialist Hospital.

Mamo Sacdiyo ayaa ka warbixisay daryeelka heerka sare ah ee ay heshay, iyadoo sheegtay in iyada iyo carruurteedaba hadda ay ku sugan yihiin caafimaad wanaagsan. Waxay muujisay qanacsanaan buuxda iyo kalsooni weyn ay ku qabto adeegyada isbitaalka.

📞 Wixii faahfaahin ah wac: 61 3366603 / 613366604

Dhaqtarka Haweenka & Qaliimadooda Doc Abdirahman(Pink) wuxuu diyaar kugu yahay xarunta isbitaalka   specialistHospitalwi...
19/04/2026

Dhaqtarka Haweenka & Qaliimadooda Doc Abdirahman(Pink) wuxuu diyaar kugu yahay xarunta isbitaalka specialist
Hospital
wixii faafahin dheerada wac 61 3366603/61139932

15/04/2026

Qeybta ilkaha Wixii Faafahin wac 0613366603/0613366604

Address

Mogadishu

Telephone

+252613366603

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali specialist Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Somali specialist Hospital:

Share

Category