Kaamil Diet Products

Call Directions Website Contact the practice

Kaamil Diet Products Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kaamil Diet Products, Nutritionist, Isgooyska Taleex, Hodan, Mogadishu.

Kaamil Diet Products is a leading provider of health and wellness solutions, offering a premium selection of vitamins, minerals, dietary supplements, Our mission is to empower individuals to achieve their wellness goals by combining high-quality products.

30/09/2026

Kaamil Diet Hargeisa!
Nagala soo Xadhiidh: 638777298.

30/09/2026

Caafimaadka iyo dhaldhalaalka haweenka oo dhammaystiran!

Vitamin C, Women's Multivitamin, iyo Collagen waa isku-darka ugu fiican ee jirka siiya tamar, maqaar dhaldhalaalaya, iyo hormarinta caafimaadka guud.

29/09/2026

Collagen waa furaha caafimaadka maqaarka, cidiyaha, iyo kala-goysyada, isagoo siiya jirka dhalaal iyo adkaansho.

27/09/2026

BCAA Woman waa taageero loogu talagalay dumarka, kana caawisa soo-kabashada murqaha jimicsiga kadib, iyadoo ay ku jiraan Biotin, Vitamin E & Hyaluronic Acid.

27/09/2026

Isku dheellitir socodkaaga, cuntooyinka nafaqada leh, iyo tirada calories-ka aad qaadato maalin kasta si aad u gaarto hadafkaaga caafimaad.

27/09/2026

Whey Protein + BCAA waxa ay taageeraan soo-kabashada murqaha iyo dhismahooda, iyagoo siinaya amino acids-ka loo baahan yahay in lagu dayactiro micro-tears-ka ku dhaca murqaha marka la jimicsado.

25/09/2026

L-Glutathione (Antioxidant Complex) waa xalka ugu fiican ee caafimaadkaaga iyo dhalaalka maqaarkaaga!

23/09/2026

Dad badan ayaa su'aalahaan is weydiiya... 👇 ka bogasho wanaagsan.

23/09/2026

Vitamin K2 + D3 — laba Vitamin oo is kaabaya!
D3 wuxuu ka caawinayaa jirka nuugista Calcium-ka, halka K2 uu taageero in Calcium-ka si habboon loogu isticmaalo lafaha, ilkaha iyo caafimaadka wadnaha.

23/09/2026

Magnesium Glycinate waxay si heer sare ah u taageertaa nasashada murqaha, tayada hurdada, iyo caafimaadkaaga guud.

Address

Isgooyska Taleex, Hodan
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 22:30
Tuesday 06:30 - 22:30
Wednesday 06:30 - 22:30
Thursday 06:30 - 22:30
Friday 15:00 - 23:30
Saturday 06:30 - 22:30
Sunday 06:30 - 22:30

Telephone

+252610581889

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaamil Diet Products posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Kaamil Diet Products:

Shortcuts

Share

Category