21/06/2026
Note short ultrasound and radiology somalia
Acute Abdomen Pain.
Xanuunka Caloosha ee Degdega ah (Acute Abdomen) waa xaalad degdeg ah oo u baahan qiimeyn caafimaad iyo sawir-qaadis (Ultrasound, X-ray, CT).
Ultrasound Findings:
Qabsinka weyn oo aan la cadaadin karin → Acute Appendicitis.
Xameetida oo gidaarkeedu dhumuc yeeshay + dhagaxyo → Acute Cholecystitis.
Mindhicir ballaaran oo dareere leh → Bowel Obstruction.
Dheecaan xor ah oo caloosha ku jira → Perforation ama dhaawac gudaha ah.
Radiology Findings (X-ray/CT):
Air-fluid levels badan → Bowel Obstruction.
Hawo ka hooseysa diaphragm-ka → Perforated Viscus.
Barar iyo caabuq ku wareegsan appendix → Acute Appendicitis.
Dheecaan ama dhiig gudaha caloosha → Trauma ama ruptured ectopic pregnancy.
GABA Gabo.
Sawir-qaadista Ultrasound iyo Radiology waxay door muhiim ah ka ciyaaraan ogaanshaha sababta xanuunka caloosha ee degdegga ah iyo hagidda daaweynta bukaanka.
Prepared by: Dr. Abdisalam Abdisuldan – Radiology & Ultrasound Education.