Dr cayarshe

Directions

Dr cayarshe Waa pageka Rasmiga ah Ee Dr Cayarshe

wax badan baad ka faaidi doontaa i.a

12/07/2026

‎Maxaa ka jira eedda ah: in Culimadu Ay Necebyihiin Dumarka?

‎Sh Nuur Cali Jaamac

10/07/2026

Haddii adduunku u sii jiri lahaa dadkeeda, Rasuulka Alle wuu noolaan lahaa oo wuu sii jiri lahaa...

If this world were to last for its people, then the Messenger of Allah would still be alive and remain...

09/07/2026

Sheekh Mustafa haji

09/07/2026

Ilahay marwalba talo saaro, Cibaadadana ku dedaal.

24/06/2026

‎🌙 Fadliga Maalinta Caashuura 🌙
‎
‎Maalinta Caashuura waa maalin weyn oo fadli badan leh,Rasuulka ﷺ wuxuu sheegay in soonka maalintan uu sabab u noqdo in Alle dembiyadii yaryaraa ee sannadkii ka horreeyey u dhaafo qofka Muslimka ah ee soomay maalintaas Waa maalin ay habboon tahay in la badiyo cibaadada, ducada iyo xuska Alle.
‎Alle ha innaga dhigo kuwa ka faa’iidaysta fadliga maalintan barakaysan, hana naga aqbalo camalkeenna wanaagsan. Aamiin.
‎
‎

19/06/2026

Waatan dhibaatoyinka laga dhaxlo daawoyinka la iska cuno dhaqtar la aan Subxanallah allow caafi Wiilka yar

03/03/2026

Waxay 𝐍𝐨𝐥𝐨𝐬𝐡𝐚𝐚𝐧?

Haddii ay run tahay, waa arrin halis ah. 𝐆𝐮𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐤𝐡𝐚𝐬𝐚𝐛𝐤𝐚 ah wuxuu sababi karaa trauma, xanuun maskaxeed, xanuun jireed, iyo fursado nololasha oo lumata.

Cabitaan ka kooban khudaar iyo miro kala duwan oo loogu talagalay "inuu nadiifiyo beerka" (detoxify your liver). Waxa uu...
27/04/2025

Cabitaan ka kooban khudaar iyo miro kala duwan oo loogu talagalay "inuu nadiifiyo beerka" (detoxify your liver). Waxa uu ka kooban yahay:

1. 1 beetroot (rooti)

2. 1 carrot (karootada)

3. 1 ginger (sanjabiil)

4. 1 orange (liin dhanaan)

5. 1 apple (tufaax)

Halkan hoose ka akhri faa’iidooyinka caafimaad ee walxahaas:

---

1. Beetroot (Rooti):

Nadiifinta Beerka: Waxa ku jira betalains, kuwaasoo ah antioxidants ka caawiya nadiifinta beerka.

Qalabka dhiigga: Waxay hagaajisaa wareegga dhiigga waxayna kordhisaa oksijiinka unugyada.

La dagaallanka bararka: Waxay leedahay sifooyin anti-inflammatory ah.

---

2. Carrot (Karootada):

Lafa-jirid & Aragga: Waxay hodan ku tahay beta-carotene oo jirka u beddela vitamin A.

La dagaallanka kansarka: Antioxidants-ka ku jira waxay yareeyaan halista qaar ka mid ah noocyada kansarka.

Hagaajinta maqaarka: Vitamin A-ga wuxuu caawiyaa caafimaadka maqaarka.

---

3. Ginger (Sanjabiil):

Xanuun daajin: Waxay yaraysaa matag iyo calool xanuun.

Barar-ka hortagga: Waxay leedahay saameyn anti-inflammatory oo xooggan.

Kor u qaadida dheefshiidka: Waxay caawisaa habsami u shaqeynta caloosha.

---

4. Orange (Liin Dhanaan):

Vitamin C: Aad bay hodan ugu tahay Vitamin C, oo xoojiya difaaca jirka.

Antioxidants: Waxay jirka ka caawisaa la dagaallanka sunta iyo radical-ka xorta ah.

Hydration: Biyaha badan ee ku jira waxay caawiyaan in jirku ahaado qoyan.

---

5. Apple (Tufaax):

Fiber: Pectin-ka ku jira wuxuu hagaajiyaa dheefshiidka, wuxuuna ka nadiifiyaa beerka.

Antioxidants: Waxay gacan ka geysanayaan ilaalinta unugyada beerka.

Cholesterol hoos u dhig: Waxay yareyn kartaa kolestaroolka xun (LDL).

---

Gabagabo:

Isku darka mirahan iyo khudaartan wuxuu caawin karaa:

Nadiifinta beerka

Kor u qaadida dheefshiidka

Xoojinta difaaca jirka

La dagaallanka bararka iyo sunta jirka

Dr cayarshe

"𝐊𝐮 𝐝𝐮𝐜𝐞𝐞𝐲𝐬𝐨 𝐁𝐢𝐬𝐡𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐚𝐤𝐞𝐞𝐲𝐬𝐚𝐧 𝐃𝐮𝐜𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐀𝐥𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐧𝐚𝐠𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐚𝐪𝐛𝐚𝐥𝐞𝐞 🤲🤲"يارب تقبل دعائنا، يارب استجب دعائنا ⚫
01/03/2025

"𝐊𝐮 𝐝𝐮𝐜𝐞𝐞𝐲𝐬𝐨 𝐁𝐢𝐬𝐡𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐚𝐤𝐞𝐞𝐲𝐬𝐚𝐧 𝐃𝐮𝐜𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐀𝐥𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐧𝐚𝐠𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐚𝐪𝐛𝐚𝐥𝐞𝐞 🤲🤲"

يارب تقبل دعائنا، يارب استجب دعائنا ⚫

Reer Qaza ugu dambeyn wey guuleysteen alxamdullahi rabbil calamiin AKHRI HISHIISKAMaxaa lagu heshiisiiyey Israa'iil iyo ...
16/01/2025

Reer Qaza ugu dambeyn wey guuleysteen alxamdullahi rabbil calamiin AKHRI HISHIISKA

Maxaa lagu heshiisiiyey Israa'iil iyo Xamaas?

Heshiiskii muddada la sugayey ayaa si rasmiya loogu dhawaaqay in ay labada dhinacba qalinka ku duugeen oo ay saxeexeen. Waxana la xalliyey qodob aad laysugu diiddanaa oo ahaa sii joogista Israa'iil ee qaybo ka mida Qasa. Qodobda heshiiska.

Marxaladda koowaad 1aad.

● In Israa'iil si rasmiya u joojiso duullaankeeda Qasa ayna ku laabto halkii ay joogtay ka hor 7 October 2023 oo ahayd xadka ka baxsan Qasa.

● In Xamaas sii deyso 33 ka mida maxaabiist ay ka haysto Israa'iil iyo reer Galbeedka. Halka Israa'iil looga fadhiyo in ay oodda ka soo qaaddo 1000 reer Falastiin oo isugu jira haween, ubad iyo maxaabis kuwaas ay qalaaftay ka dib duullaankii 7 October.

● In Israaiil sidoo kale sii dayso maxaabiis ka badan 600 ah oo ay ku jiraan 250 ku xukunnaa xabsi da'iin.

● In Qasa loo ogolaado geynta gargaarka dadku u baahan yihiin kaas oo 600 oo gaadhi oo sida shidaal, cunto, dawo iyo wixii kale ee lagama maarmana.

● In dadku u soo laabtaan guryihii laga barackiyey ee laga dumiyey waxana hawshaas kor joogta ka ahayna guddi ka socota Qadar iyo Masar.
● In Israa'iil joojiso ciqaabta ay ku hayso Maxaabista reer Falastiin ee xabsiyadeeda ku jira

● Israaiil waxay furi doontaa marinka Rafax oo ah halka gargaarku soo marayo.

● Heshiiskan xabbad joojinta wejigiisa koowaad wuxuu soconayaa muddo 6 toddobaad ah ama 42 dharaarood.

● In dhaawacyada iyo dadka xanuusanaya loo ogolaado in ay ka baxaan Qasa iyaga oo maraya dhinaca Rafax ka dibna ka baxaya Masar.

Marxladda labaad.

Wejiga labaad ee heshiiskan waxa waxa diirrada lagu saarayaa ka bixintaanka dhammaanba ciidanka Israaiil ee Qasa iyo xabbad joojin waarta oo dhaqan gasha.

Marxaladda saddexaad.

●In laysu celiyo wixii maydad la kala haysta gaar ahaanna dadka muhiimka sida Yaxye Sinwaar oo maydkiisa ay Israa'iil gacanta ku hayso.

●In la dhiso Qasadii la dumiyey waxana hawshan u xil saaran Masar, Qadar iyo Maraykanka iyaga ayaana heshiiskan kor joogto ka ahaanaya.

Dhaqan gelinta heshiisku waxay bilaabmaysaa Axadda soo socota oo bishu tahay 19. Waxana ku dhawaaqay raysal wasaaraha Qadar oo marti loo ahaa.

Caawa damaashaad iyo farxad ayaa ka socota Qasa. Sidoo kale madax kala duwan ayaa heshiiskan soo dhoweeyey. Donald Trump wuxuu sheegay in uu isagu heshiiskan aabbe u ahaa taasina muujinayso sida uu uga dhabeeeyey ololihiisi doorashada iyo weliba sida uu u yahay wiil nabadeed

Haddii aad sadarada heshiiska eegto waxa kuu soo baxaysa in Israa'iil si k**a dambaysa isu dhiibtay oo aanay awoodi dhinaceeda jirin.
W/q:jaamac shube

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr cayarshe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category