08/09/2026
Ololaha Xiridda daloolada wadnaha oo ka bilaabanaya isbitalka Horjoog. Waxa iska kaashanaya dhaqaatiirta isbitalka Horjoog iyo dhaqaatiir Talyaani ah. Is diiwaangelintu waqti kooban ayey socon doontaa.
π¨π
π
ππππ: Wadada danwadaagaha, wuxuuna ku dhegan yahay iskoolka Jabuuti, Buulaxuubeey. Ama πΎπππππ¨ππ: 061 0997140