Ogaalka Caafimaadka

Ogaalka Caafimaadka Si Aad u heshid Fariimo Caafimaad oo joogta ah Fadlan LIKE IYO FOLLOW Saar Page-ka (OgaalkaCaafimaa).

26/05/2026

Ninka ugu da'da weyn Mareykanka iyo sirta noloshiisa.
Ma leedahay wax uun kamid ah caadooyinka 111 sano jirkaan.
Sii faafi.

17/05/2026

3 xanuun oo aysan dhakhaatirtu kuu sheegin oo laga qaado marxaladda ha isku dhigo habeenkii .
Sii faafi.

Waddanka Iskootland ayaa noqotay dalkii ugu horreeyay ee caalamka ee lacag la'aan ka dhiga agabka nadaafadda haweenka (s...
12/05/2026

Waddanka Iskootland ayaa noqotay dalkii ugu horreeyay ee caalamka ee lacag la'aan ka dhiga agabka nadaafadda haweenka (sida Always-ka) si looga caawiyo gabdhaha ardayda ah iyo qoysaska dakhligoodu hooseeyo dhowrista caafimaadkooda.
Markaad eegto duruufaha dalkeenna, ma kula tahay in la gaaray xilligii dawladda iyo ururrada caafimaadku ay mudnaan gaar ah siin lahaayeen helitaanka agabkan oo bilaash ah ama raqiis ah?
​Nala wadaag aragtidaada.

Iyadoo ay dunidu indhaha ku hayso khatarta cusub ee Hantavirus ee Yurub, haddana waddamada Bariga Dhexe sida Sacuudiga ,...
10/05/2026

Iyadoo ay dunidu indhaha ku hayso khatarta cusub ee Hantavirus ee Yurub, haddana waddamada Bariga Dhexe sida Sacuudiga , Imaaraadka, Qatar, Kuwayt, Cumaan, Baxrayn, Yemen, Ciraaq, Urdun, Lubnaan, Suuriya iyo Falastiin iyo waqooyiga Afrika sida Marooko, Aljeeriya, Tuuniisiya, Liibiya iyo Masar waxaa ka jira koror halis ah oo ku yimid cudurrada caadiga ah ee laga hortagi karo.
Burburka kaabayaasha caafimaadka ee meelaha ay colaaduhu ka jiraan ayaa fure u ah dhibaatadan.

Ninkan 33 jirka ah ayaa kor fuulay dhisme 5 dabaq ah oo ku yaalla degmada Manavgat ee dalka Turkiga, isagoo ku hanjabay ...
01/05/2026

Ninkan 33 jirka ah ayaa kor fuulay dhisme 5 dabaq ah oo ku yaalla degmada Manavgat ee dalka Turkiga, isagoo ku hanjabay inuu nafta iska qaadi doono.
Ciidanka booliska, kooxaha dab-damiska iyo kuwa gurmadka degdega ah ayaa goobta soo gaaray. Wada-hadalladu way dheeraadeen, ninkiina wuxuu diiday inuu hoos uga soo d**o dhismaha saqafkiisa.
​balse, wuxuu qirtay inuu aad u gaajaysan yahay.
Kadib mid ah saraakiishii booliska ayaa u dalbay "Shawaarma" kulul.
Isla markii shuwaarmadii duubneyd ay soo gaartay saqafka sare ee dhismaha, ninkii markiiba dib ayuu uga soo laabtay qarka dhismaha, wuxuu fariistay meel ammaan ah, isagoo bilaabay inuu cuntadiisa cuno.
​Sheekadan waxay u muuqataa mid kaftan ah, balse warbaahinta dalka Turkiga waxay sheegeen inaysan tani ahayn markii ugu horreysay oo uu ninkani dhibaato nuucan oo kale ah sameeyo. Saraakiisha booliska ayaa la sheegay inay magaciisa ku yaqaannaan gobollo badan oo dalkaas ah.
Mar kasta oo uu falkan sameeyo, jawaabta boolisku waa isku mid: "Soo d**o, waad ammaan helaysaa, waana ku caawinaynaa."
​Markan, waxa kaliya ee loo baahnaa si xaaladda loo dejiyo waxay ahayd qado in la siiyo kaliya.
​Haddii adiga ama qof aad garanayso aad la tacaalaysaan caqabado xagga nolosha ah, xusuusnow inaadan kaligaa ahayn oo aad heli karto caawimaad.

Shirkadda ugu weyn caalamka ee soo saarta Kondhomka oo kordhinaysa qiimaha, sababo la xiriira dagaalka Iiraan.
22/04/2026

Shirkadda ugu weyn caalamka ee soo saarta Kondhomka oo kordhinaysa qiimaha, sababo la xiriira dagaalka Iiraan.

26/03/2026

Mobillada, Qur'aanka iyo caafimaadka-14 sano xanuunka dib u dhig, haddii aad arrinkan samayso !

Dr Shiine

26/03/2026

Maka cabsataa in aad waalato?
Waxaa kula wadaagayaa sida ugu wanaagsan ee aad
u llaashan karto caafimaadka maskaxdaada ugana
hortagi karto xanuunnada keena waalida.

Jaamacadda caanka ah ee Oxford ee dalka Ingiriiska ayaa shaaca ka qaaday daraasad cusub oo sheegaysa in Shahwo baxa joog...
26/03/2026

Jaamacadda caanka ah ee Oxford ee dalka Ingiriiska ayaa shaaca ka qaaday daraasad cusub oo sheegaysa in Shahwo baxa joogtada ah ee Ragga ay yeelan karto faaiido sababta oo ah waxay soo saartaa Shahwo duug ah ama dhaawacan.

Qaabka Shahwo baxa ama galmo ama si kale waa isku mid. Waxay leeyihiin markasta oo Raggu Shahwo baxaan waxay yeeshaan Shahwo cusub oo tayo leh.

Darasaadda University of Oxford.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ogaalka Caafimaadka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Ogaalka Caafimaadka:

Share

Category