Anytime Hospital

Anytime Hospital Somalia’s first online healthcare platform, Anytime hospital brings doctors to you, Anytime, Anywhere

10/09/2026

Ma isku aragtaa calaamadahan? Waxaa laga yaabaa inay la xiriiraan PCOS.

Dr. Seynab Faarax Maxamed
Ahna Dhakhtaradda Haweenka, waxay inoo faahfaahinaysaa calaamadaha lagu garto PCOS.

Daawo muuqaalka si aad wax badan uga ogaato.


08/09/2026

Maantaba Anytime Hospital wuxuu ku siinayaa fursad weyn oo aad ku heli karto baaritaanno bilaash ah.

Kaliya Waxaa bixineysaa
Lakulanka dhaqterka
Iyo computer ka .

07/08/2026

challenge
2baad kada tijaabi

04/07/2026

Waxaa maanta na soo booqatay Maslaxo Salah, oo ka mid ah bukaanadeenna, iyadoo bixisay warbixin ku saabsan xaaladdeeda caafimaad. Anytime Hospital

05/06/2026

🚨🔥 FURSAD QAALI AH OO AAN LA SEEGIN! 🔥🚨

🏥 Ma u baahan tahay adeeg caafimaad oo tayo leh isla markaana qiimihiisu ku habboon yahay?

🎉 Hadda waxaan kuu haynaa QIIMO DHIMIS AAD U WEYN oo lagu sameeyay:

🧪 Shaybaarka
🩺 Ultrasound
👩‍⚕️ Qalliinnada Haweenka

🎁 Intaa waxaa dheer...
🤱 ADEEGGA UMULISADA WAA BILAASH (FREE) 100%!

✅ Dhakhaatiir khibrad leh
✅ Adeeg degdeg ah
✅ Daryeel tayo sare leh

📍 Ha sugin berri, maanta ka faa'iidayso fursaddan gaarka ah!

📞 Nala soo xiriir hadda si aad u hesho faahfaahin dheeraad ah.
xarunteeena Dagmara Hodan-Taleh
talefoon Lambar 0613006333 ama 0613006303
❤️ Caafimaadkaaga waa mudnaanteenna koowaad.

05/05/2026

28/04/2026

17/04/2026

Masha Allah! Ku soo dhawoow adduunka

22/02/2026

Anytime Hosital Wuxuu idin ogeysiinaya in uu sameeyay qiimo dhimis 50% Bisha Ramadan Awgeyd. Hadaba h**e u gaar oo ka faaideyso Fursadan.

Address

Taleex, Hodan
Mogadishu

Telephone

+252770763360

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Anytime Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Anytime Hospital:

Shortcuts

Share