Dr. Ahmed M. Bashir

Dr. Ahmed M. Bashir Internal Medicine Specialist and Clinical Researcher at Somali Sudanese Specialized Hospital, Mogadishu, Somalia.

Dr. Ahmed Muhammad Bashir, MD
Specialist in Internal Medicine | Somali Sudanese Specialized Hospital
I am a dedicated Internist serving the people of Mogadishu and Banadir region, providing evidence-based, compassionate, and Islamic-ethically aligned medical care. I specialize in the diagnosis and treatment of Diabetes, Hypertension, Kidney Disorders, Heart Disease, Gastritis, and complex adult m

edical conditions. My commitment is simple:
To listen to every patient, explain clearly, and deliver high-quality, trustworthy care.

๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ ๐Œ๐”๐๐€๐€๐‘๐€๐ŠDhamaan umadda Muslimiinta ah waxaan idiin leenahay farxad ku ciida.ุนูŠุฏูƒู… ู…ุจุงุฑูƒุŒ ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑุŒ ุชู‚ุจู„ ุงู„...
26/05/2026

๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ ๐Œ๐”๐๐€๐€๐‘๐€๐Š
Dhamaan umadda Muslimiinta ah waxaan idiin leenahay farxad ku ciida.
ุนูŠุฏูƒู… ู…ุจุงุฑูƒุŒ ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑุŒ ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„. ๐Ÿค


La tasho dhaqtarkaaga si aad ugu hesho xal waara xanuunkaaga, caafimaadkaaguna ha noqdo mudnaanta koowaad, la kulan dhaq...
24/05/2026

La tasho dhaqtarkaaga si aad ugu hesho xal waara xanuunkaaga, caafimaadkaaguna ha noqdo mudnaanta koowaad, la kulan dhaqtarka cudurada guud.

17/05/2026

Dhiig-karku waa โ€œDilaaga aamusanโ€, marar badan calaamado ma laha, balse wuxuu sababi karaa wadne xanuun, istaroog, kelyaha oo shaqadooda luma, iyo dhibaatooyin kale oo halis ah.

โœ… Si joogto ah u cabbir dhiig-karkaaga
โœ… Yaree cusbada iyo cuntada dufanka badan
โœ… Samee jimicsi joogto ah
โœ… Jooji sigaarka iyo qaadka
โœ… Raac talada dhakhtarkaaga iyo daawooyinka laguu qoray

Caafimaadkaagu waa masuuliyad muhiim ah. Baaritaan h**e iyo ka hortag ayaa badbaadin kara noloshaada.

๐ŸŒ๐–๐Ž๐‘๐‹๐ƒ ๐‡๐˜๐๐„๐‘๐“๐„๐๐’๐ˆ๐Ž๐ ๐ƒ๐€๐˜Maanta oo kale waxaa dunida laga xusaa in ay tahay Maalinta Dhiig-karka Adduunka.
17/05/2026

๐ŸŒ๐–๐Ž๐‘๐‹๐ƒ ๐‡๐˜๐๐„๐‘๐“๐„๐๐’๐ˆ๐Ž๐ ๐ƒ๐€๐˜
Maanta oo kale waxaa dunida laga xusaa in ay tahay Maalinta Dhiig-karka Adduunka.


๐‰๐”๐Œ๐‚๐Ž ๐Œ๐”๐๐€๐€๐‘๐€๐Š
14/05/2026

๐‰๐”๐Œ๐‚๐Ž ๐Œ๐”๐๐€๐€๐‘๐€๐Š

Sababaha kordhiya halista dhiig-karka waxaa ka mid ah cusbo badan, cayil, sigaar iyo sonkorow. La kulan dhakhtarka cudur...
14/05/2026

Sababaha kordhiya halista dhiig-karka waxaa ka mid ah cusbo badan, cayil, sigaar iyo sonkorow. La kulan dhakhtarka cudurrada guud iyo Uurku jirta.

6 daryeel oo aad ka heli karto dhaqtarka ilaalin iyo la-talin ka hortag ah oo ku saabsan dhiig-karka, sonkorta, iyo cudu...
04/05/2026

6 daryeel oo aad ka heli karto dhaqtarka ilaalin iyo la-talin ka hortag ah oo ku saabsan dhiig-karka, sonkorta, iyo cudurrada kale ee halista ah, si caafimaadkaagu u wanaagsanaado.

Honored to speak as a Keynote at the 2nd Pharma & Healthcare Leadership Conference.Topic: Somalia Medicine and Health pr...
01/05/2026

Honored to speak as a Keynote at the 2nd Pharma & Healthcare Leadership Conference.

Topic: Somalia Medicine and Health products Regulatory Authority-A New Era for Pharmaceutical Regulation and Patient Safety

๐Ÿ“… 05 May 2026 | ๐Ÿ“ Hotel Afrik, KM4 | ๐Ÿ•  5:30โ€“9:00 PM

Looking forward to a meaningful dialogue on strengthening healthcare systems in Somalia.

๐Ž๐ฎ๐ซ ๐ค๐ž๐ฒ๐ง๐จ๐ญ๐ž ๐ฌ๐ฉ๐ž๐š๐ค๐ž๐ซ

Dr Ahmed Muhammad Bashir

Mawduuca: Somalia Medicine and Health products Regulatory Authority-A New Era for Pharmaceutical Regulation and Patient Safety

๐Ÿ“… Taariikh: 05 May 2026
๐Ÿ“ Goobta: Hotel Afrik, KM4

Address

Hodan
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. Ahmed M. Bashir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr. Ahmed M. Bashir:

Share