Dr Abdinur Suufi

Dr Abdinur Suufi Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr Abdinur Suufi, Doctor, Mogadishu.

Nagu soo booqo Shaafi Hospital.𝐅𝐚𝐝𝐥𝐚𝐧 𝐧𝐚𝐠𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫+𝟐𝟓𝟐𝟔𝟏𝟓𝟎𝟏𝟖𝟖𝟔𝟔𝐬𝐡𝐚𝐚𝐟𝐢_𝐡𝐨𝐬𝐩𝐢𝐭𝐚𝐥.𝐝𝐫_𝐚𝐛𝐝𝐢𝐧𝐮𝐫_𝐬𝐮𝐮𝐟𝐢
12/04/2026

Nagu soo booqo Shaafi Hospital.

𝐅𝐚𝐝𝐥𝐚𝐧 𝐧𝐚𝐠𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫
+𝟐𝟓𝟐𝟔𝟏𝟓𝟎𝟏𝟖𝟖𝟔𝟔
𝐬𝐡𝐚𝐚𝐟𝐢_𝐡𝐨𝐬𝐩𝐢𝐭𝐚𝐥.
𝐝𝐫_𝐚𝐛𝐝𝐢𝐧𝐮𝐫_𝐬𝐮𝐮𝐟𝐢

Si degdeg ah ula xiriir dhakhtarka wadnaha si loo hubiyo xaaladaada loona helo daaweyn ku haboon.𝐅𝐚𝐝𝐥𝐚𝐧 𝐧𝐚𝐠𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐢𝐢...
11/04/2026

Si degdeg ah ula xiriir dhakhtarka wadnaha si loo hubiyo xaaladaada loona helo daaweyn ku haboon.

𝐅𝐚𝐝𝐥𝐚𝐧 𝐧𝐚𝐠𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫
+𝟐𝟓𝟐𝟔𝟏𝟓𝟎𝟏𝟖𝟖𝟔𝟔
𝐬𝐡𝐚𝐚𝐟𝐢_𝐡𝐨𝐬𝐩𝐢𝐭𝐚𝐥.
𝐝𝐫_𝐚𝐛𝐝𝐢𝐧𝐮𝐫_𝐬𝐮𝐮𝐟𝐢

Jimca Mubarak.
10/04/2026

Jimca Mubarak.

Gelinta 𝐩𝐚𝐜𝐞𝐦𝐚𝐤𝐞𝐫-𝐤𝐮  waa talaabo muhiim ah oo lagu saxo garaaca wadnaha ee aan caadiga ahayn qalabkani wuxuu ka caawiya...
08/04/2026

Gelinta 𝐩𝐚𝐜𝐞𝐦𝐚𝐤𝐞𝐫-𝐤𝐮 waa talaabo muhiim ah oo lagu saxo garaaca wadnaha ee aan caadiga ahayn qalabkani wuxuu ka caawiyaa wadnaha inuu si sax ah u garaaco isagoo hagaajinaya socodka dhiigga.

𝐅𝐚𝐝𝐥𝐚𝐧 𝐧𝐚𝐠𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫
+𝟐𝟓𝟐𝟔𝟏𝟓𝟎𝟏𝟖𝟖𝟔𝟔
𝐬𝐡𝐚𝐚𝐟𝐢_𝐡𝐨𝐬𝐩𝐢𝐭𝐚𝐥.
𝐝𝐫_𝐚𝐛𝐝𝐢𝐧𝐮𝐫_𝐬𝐮𝐮𝐟𝐢

06/04/2026
06/04/2026
East Africa somali awards night —  #2025
06/04/2026

East Africa somali awards night — #2025

Kormeer caafimaad oo joogto ah ayaa muhiim u ah ogaanshaha h**e ee cudurrada wadnaha taasoo sahleysa in si degdeg ah loo...
06/04/2026

Kormeer caafimaad oo joogto ah ayaa muhiim u ah ogaanshaha h**e ee cudurrada wadnaha taasoo sahleysa in si degdeg ah loo daaweeyo.

𝐅𝐚𝐝𝐥𝐚𝐧 𝐧𝐚𝐠𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫
+𝟐𝟓𝟐𝟔𝟏𝟓𝟎𝟏𝟖𝟖𝟔𝟔
𝐬𝐡𝐚𝐚𝐟𝐢_𝐡𝐨𝐬𝐩𝐢𝐭𝐚𝐥.
𝐝𝐫_𝐚𝐛𝐝𝐢𝐧𝐮𝐫_𝐬𝐮𝐮𝐟𝐢

Cudurka dhiig karka waa xaalad caafimaad oo halis ah oo saameyn kara wadnaha iyo xubnaha kale ee jirka.𝐅𝐚𝐝𝐥𝐚𝐧 𝐧𝐚𝐠𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨...
04/04/2026

Cudurka dhiig karka waa xaalad caafimaad oo halis ah oo saameyn kara wadnaha iyo xubnaha kale ee jirka.

𝐅𝐚𝐝𝐥𝐚𝐧 𝐧𝐚𝐠𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫
+𝟐𝟓𝟐𝟔𝟏𝟓𝟎𝟏𝟖𝟖𝟔𝟔
𝐬𝐡𝐚𝐚𝐟𝐢_𝐡𝐨𝐬𝐩𝐢𝐭𝐚𝐥.
𝐝𝐫_𝐚𝐛𝐝𝐢𝐧𝐮𝐫_𝐬𝐮𝐮𝐟𝐢

Wuxuu ka caawiyaa hagaajinta wareegga dhiigga xoojinta murqaha wadnaha iyo yareynta walbahaarka si kastaba ha ahaatee wa...
01/04/2026

Wuxuu ka caawiyaa hagaajinta wareegga dhiigga xoojinta murqaha wadnaha iyo yareynta walbahaarka si kastaba ha ahaatee waa in qofka uu socodka u sameeyaa si tartiib ah oo joogto ah isla markaana uu la tashadaa dhakhtar si loo hubiyo in uu ku haboon yahay xaaladdiisa caafimaad.

𝐅𝐚𝐝𝐥𝐚𝐧 𝐧𝐚𝐠𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫
+𝟐𝟓𝟐𝟔𝟏𝟓𝟎𝟏𝟖𝟖𝟔𝟔
𝐬𝐡𝐚𝐚𝐟𝐢_𝐡𝐨𝐬𝐩𝐢𝐭𝐚𝐥.
𝐝𝐫_𝐚𝐛𝐝𝐢𝐧𝐮𝐫_𝐬𝐮𝐮𝐟𝐢

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Abdinur Suufi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Abdinur Suufi:

Share

Category