Mogadishu Urological Center

Call Directions Website Contact the practice

Mogadishu Urological Center The first and only Urology center in Somalia practicing Minimal Invasive Surgery.

30/06/2026

โ“ Goorma ayay raggu u baahan yihiin Semen Analysis?

Dhalmo la'aantu mar walba haweeneyda kuma koobna. Semen analysis waa baaritaan fudud oo qiimeeya caafimaadka shahwada, wuxuuna ka caawiyaa in si h**e loo ogaado sababta uurku u dib dhacayo.

๐ŸŽฅ Daawo muuqaalka si aad u ogaato goorta saxda ah ee baaritaankan loo baahan yahay.

๐Ÿ“ Mogadishu Urological Center (MUC)
๐Ÿ“ž 06132288844 | 06132288811

27/06/2026

๐Ÿฅœ๐ŸŸ๐ŸŠ 3 Cunto oo Taageera Caafimaadka Taranka Ragga!

Cuntadaadu waxay door weyn ka ciyaartaa tayada shahwada iyo caafimaadka taranka. Daawo muuqaalkaan oo baro 3 cunto oo muhiim ah.

๐Ÿ“ Mogadishu Urological Center (MUC)
๐Ÿ“ž 061322888844 | 06132288811
๐Ÿฅ Agagaarka Saldhigga Hodan, kasoo horjeedka Kamil Diagnostic Center.

15/06/2026

faaโ€™iido ma kuu leeyahay Kegel Exercise? Daawo muuqaalkan si aad u fahanto faaโ€™iidooyinka uu kuu leeyahay.

๐Ÿ“ž Nala soo xiriir: 06132288844 / 06132288811
๐Ÿ“ Nagu soo booqo: Agagaarka Saldhigga Hodan, kasoo horjeedka Kamil Diagnostic Center.
๐Ÿฅ Mogadishu Urological Center (MUC)"

30/05/2026

Gubasho markaad kaadineyso?
Kaadi badan oo soo noqnoqota?
Ha iska indhatirin calaamadaha infection-ka kaadi mareenka. Daaweyn h**e ayaa muhiim ah.
๐Ÿ“ Mogadishu Urological Center
๐Ÿ“ž 0613228844 / 0613228811

21/05/2026

Isticmaalka gacanta xad-dhaafka ah jirka iyo maskaxda saameyn ma ku yeelan karaa?
Dopamine overstimulation wuxuu keeni karaa:
โŒ Rabitaanka dabiiciga oo yaraada
โŒ Dhibaato er****on ah
โŒ Degdeg- biyo bax
โŒ Daal iyo maskax wareer
โŒ Kalsooni darro iyo walwal
Wax walba marka la badsado saameyn ayey leeyihiin. fans Dr Abdihamid Hilowle
๐Ÿ“ Mogadishu Urological Center
๐Ÿ“ž 0613228811 / 61 3228844

Bishaaro Bishaaro ๐ŸŽ‰Xarunta Mogadishu Urological Center waxay idiin samaynaysaa qiima dhimis gaaraysa 50% OFF adeegyada h...
21/05/2026

Bishaaro Bishaaro ๐ŸŽ‰

Xarunta Mogadishu Urological Center waxay idiin samaynaysaa qiima dhimis gaaraysa 50% OFF adeegyada hospitalka.
Qiima dhimistan waxay soconaysaa 10-ka maalmood ee soo socota, laga bilaabo taariikhda 20 May ilaa 1 June.
Ka faaโ€™iidayso adeegyada:
โœ… Shaybaarka
โœ… Kombuterka Ultrasound
โœ… Dhammaan Qaliimada
โœ… Bukaan Jiifka

๐Ÿ“ Mogadishu Urological Center โ€“ Hodan, Mogadishu
๐Ÿ“ž 0613228811 / 0613228844

Ka faaโ€™iidaysi wacan!

20/05/2026

Bukaan loo samaynaayo ESWT session kii 4aad hormar fiican ayuu dareemay.
Daaweynta ESWT ee Peyronieโ€™s Disease
Shockwave therapy oo casri ah si loo yareeyo xanuunka loona taageero caafimaadka xubinta taranka ragga.

๐Ÿ“ Mogadishu Urological Center
Dr Abdihamid Hassan Hilowle
๐Ÿ“ž 0613228844 / 0613228811

19/05/2026

Hami laโ€™aanta ku dhacda dhalinyarada maanta ma ahan wax la iska indho tiri karo, Ka daawo video-gaan sababaha keeni kara iyo sida looga hortagi karo. fans Dr Abdihamid Hilowle๐Ÿ“ Mogadishu Urological Center
0613228844 / 61 3228844
urology.so
[email protected]

18/05/2026
Dhaqaatiir khibrad iyo daryeel kuu diyaar ah! Mogadishu Urological Center (MUC)Waxaan kuu haynaa adeegyo casri ah oo ay ...
14/05/2026

Dhaqaatiir khibrad iyo daryeel kuu diyaar ah!
Mogadishu Urological Center (MUC)
Waxaan kuu haynaa adeegyo casri ah oo ay bixiyaan dhaqaatiir ku takhasusay cudurrada kaadi mareenka, taranka iyo caafimaadka haweenka.
Dr Iqra Sharif Hashi
MD (OBS/GYNE)
โ€ข Fertility Expert
โ€ข Gyne Laparoscopic Surgeries
โ€ข IVF Services
Dr Abdihamid Hassan Hilowle
MBBS, MS UROL
MS Laparoscopic Surgery
hospital ka waxa uu ku yaalaa
Agagaarka Saldhiga Hodan, kasoo horjeedka Kaamil Diagnostics
๐Ÿ“ž 0613228844 / 0613228811
๐ŸŒ urology.so
๐Ÿ“ง [email protected]

Caafimaadkaaga waa mudnaanteena.

Address

Mogadishu, Somalia, Banadir, SO
Mogadishu
430014

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mogadishu Urological Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Mogadishu Urological Center:

Shortcuts

Share

Category