Dr Salaad

Dr Salaad Dr Mohamed Nur Salaad Muumin

wax badan baad ka faaidi doontaa i.a

Walaalkeyga Hambalyo ! Aad ayaan ugu faraxsanahay inaad si guul leh u dhamaysatay waxbarashada heerka koowaad ee jaamaca...
15/07/2026

Walaalkeyga
Hambalyo ! Aad ayaan ugu faraxsanahay inaad si guul leh u dhamaysatay waxbarashada heerka koowaad ee jaamacadda. Tani waa guul weyn oo ka dhalatay dadaalkaaga, samirkaaga, iyo adkaysigaaga.

Waxaan kuu rajaynayaa in Alle kuu barakeeyo cilmigaaga, kuu furo albaabbada guusha iyo horumarka, kaana dhigo mid bulshada iyo qoyskaba anfaca

Mar kale, hambalyo walaalkeyga. Waxaan kuu rajaynayaa nolol ay ka buuxaan guulo,caafimaad, iyo barwaaqo.

Aad baan kuugu hambalyaynayaa guushaada.

12/07/2026

Waxaa jiro isbitaalo badan oo kudhaqma dhaqamadaas

Oo shaqaale badan xaqoooda cuna.

Bukaano badana qaliimo qaldan ku sameeyay, inta isbitaal Caasimada kutaal inta si sax ah dadka ugu shaqeeyo waa yaryihiin

28/06/2026

Ciidanka Boliiska Gobalka Benadir waa ku mahadsanyihiin in ay soo afjaraan kuwa dhaqan xumada caadaystay.

Aqlaaqdu waa umuhiiim bulshada guulayso tlye macalin Mahdi Cumar Mahdi Omar Mumin

06/05/2026

Doorasho qof iyo cod ah ayaa larabaa dadkiina cagaf buu galiyay toloow ma jinni iyo wax aan la arag baa codka siinaya xukumada ca**ta

“Waxaa lasoo warinayaa in Dalka India ee Soomaalidu ay caafimaadka u aado gaar ahaan xanuunka kansarka ay lacagtii ku la...
22/04/2026

“Waxaa lasoo warinayaa in Dalka India ee Soomaalidu ay caafimaadka u aado gaar ahaan xanuunka kansarka ay lacagtii ku labajibaareen Dalaaliin Soomaali ah kuwaasi oo sicirka kor u qaaday waxayna u dhexeeyaan qofki xanuunsanaa iyo dhakhtarki, dhakhaatiirta Hindidu awal raqiis ayeey daweynta ku bixin jireen rag baase soo baxay dhahaya anaa kuu aqaan kuwaan sida lacagta looga dhalshee ii kaadi”

“Qofki Dalka ka yimi ee Hindiya caafimaadka u yimi ayeey geesaha ka galayaan, lacag badan ayeey u sheegayaan, kadibna dhakhtarki saxda ahaa lama tuso, qof baa lagu xirayaa dalaaleydaas ka mid ah, isaguu ku dagayaa, kadib markii la kexeeyo waxaa la gaynayaa dhakhtar aan ahayn kuu u socday, kadibna waxaa laga qaadaa lacag carbuun ah, shankun ama toban kun oo dollar shub ayaa la leeyahay wixi kale waa laysaga imaan doonaa,20 cisho ama 30 cisho kadib qofkii waxaa la leeyahay lacagtaadi waa dhamaatay mid kalaa lagaa rabaa ee keen,qofku ma oga waxa loo sameeyey,cida uu la kulmay ma kuu doonayey baa intaba ma oga”

“dhibkaas umaddeena haysta waxaa lagu xalin karaa in Dowladda Soomaaliya iyo wadamada ay Soomaalidu caafimaadka u aadaan Dowladohooda ay isku xirmaan oo wadashaqeyn ay ka dhaxayso, sidaasna uu muwaadinku ku helo macluumaad sax ah, lana helo safaarado Dalkeena ka turjumaya oo si sax ah u shaqaynaya, kana damqanaya Masaakiintan xoolohooda la dhacayo wax caafimaad ahna aan heleyn”

Dr Cabdiqani Maxamed Jeylaani

10/02/2026

Fadlan kubiiir pagekaas waa dhaqtar kutaqasusay lafaha oo aad wax badan kasiyaadsan karto
DrMaqtal Dhaqtarka Lafaha

إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَWaxaan utacsiyeynaa saxiibkey Dr Ahmad fartaag oo aabihii Mogadischu kugeeriy...
03/02/2026

إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ

Waxaan utacsiyeynaa saxiibkey Dr Ahmad fartaag oo aabihii Mogadischu kugeeriyooday.

Allaha unaxariisto aabe qabrigana uwaasiciyo sabar iyo imaan allaha reerka kawada siiyo.


اللَّهُمَّ اغْفِرْ لَهُ وَارْحَمْهُ، وَعَافِهِ وَاعْفُ عَنْهُ، وَأَكْرِمْ نُزُلَهُ."

اللَّهُمَّ اغْفِرْ لَهُ وَافْسَحْ لَهُ فِي قَبْرِهِ وَنَوِّرْ لَهُ فِيهِ

إِنَّ لِلَّهِ مَا أَخَذَ، وَلَهُ مَا أَعْطَى، وَكُلُّ شَيْءٍ عِنْدَهُ بِأَجَلٍ مُسَمًّى...

Gabadhan Waa 11 jir ayaa Muqdishu shaqaalinimo loogu keenay qoys, waxa ayna ka timid meel lagu magacaabo Qurac jafle oo ...
23/09/2025

Gabadhan Waa 11 jir ayaa Muqdishu shaqaalinimo loogu keenay qoys, waxa ayna ka timid meel lagu magacaabo Qurac jafle oo Baadiyaha Hiiran kamid ah. Qoyskii loo keenay oo degan xaafada Gubta ee degmada Deyniile ayaa u geestay jirdil iyo ceeji weyna kasoo carartay qoyskaas.

iyadoo qoyskii baxsad ka ah ayaa Maamo wadada mareyso qabatay, gurigeeda ayay geysay iyadoo daalan ooyinta ka socota. Hooyadeed iyo Aabaheed oo gobol jiraan ma taqaano Numbaradooda, qoyskii shaqaalinimo loogu keenay ma taqaano meel ay degan yihiin maadaama ay magaalada ku cusub tahay.

waligeed dugsi qur,aan iyo iskuul midna lama geeynin. lacag $20 ayay ku shaqeyn jirtay iyadoo hanjabaad iyo jirdil loogu sii dari jiray. hadda waxa ay rabtaa waalidkeeda in dib loogu celiyo.

Gabadhaan yar waxa ay Magaceeda ku sheegtay Naleey.

FG Hadaba waalidow ubadkaada qof kale haku Aaminin daruuf walibo oo ku hayso Nolosha ilaahey Ayaa Balanqaadey Wixii aad ku noolan lahayd

Gaalkacyo waxey noqotay kawaanka lagu ugaarsado dhallinyarada dhaqaatiirta ah , waa wax laga naxo in Dr Cumar aad Qabiil...
10/09/2025

Gaalkacyo waxey noqotay kawaanka lagu ugaarsado dhallinyarada dhaqaatiirta ah , waa wax laga naxo in Dr Cumar aad Qabiil dartiis u dishaan isagoo inuu naftiina badbaadiyo usoo jeeday .

Allaha kuu naxariiisto walaal .

Mowlid Daqaf

02/07/2025

Waa lahelay gabadhii aan halkaan shalay soo dhignay reerkeeduna waa heleen waa kumahsdnthiiin sidaaad ugaqqyb qaadateen

Address

Hamburger Allee
Mogadishu
19063

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Salaad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Salaad:

Share