Dr Shaafii

Call Directions Website Contact the practice

Dr Shaafii Welcome to Dr. Shaafii Adan Dirir Official Page - MD, General Surgeon, Laparoscopic Specialist grad

Haddii aad dareemeyso xanuun ama calaamado la xiriira Thyroid-ka, ha iska indha tirin.La kulan Prof/Dr. Shaafii Adan Dir...
17/09/2026

Haddii aad dareemeyso xanuun ama calaamado la xiriira Thyroid-ka, ha iska indha tirin.

La kulan Prof/Dr. Shaafii Adan Dirir, oo kala tacaalaya cudurrada Thyroid-ka.

15/09/2026

Waxaan mar walba ka shaqeynaa in bukaankeennu helo daryeel caafimaad oo tayo leh, naxariis iyo adeeg hufan.

Haddii aad raadinayso Qalliimo casri ah iyo daaweyn tayo leh, la kulan Prof. Dr. Shaafii Adan Dirir, khabiir ku takhasus...
15/09/2026

Haddii aad raadinayso Qalliimo casri ah iyo daaweyn tayo leh, la kulan Prof. Dr. Shaafii Adan Dirir, khabiir ku takhasusay Qalliimada Guud iyo Qalliimada Laparoscopic-ka.

13/09/2026

10 Sano kadib: Hooyo Rahma oo loo Fuliyay Qalliin Guuleystay oo Mutadawacnimo ah.

11/09/2026

Haddii aad u baahan tahay daryeel caafimaad oo tayo leh, daaweyn iyo qalliinno casri ah, la kulan Dr. Shaafii Aadan Dirir.

10/09/2026

โ€œWaxaan si qalbi furan ugu mahadcelinayaa Dr. Shaafii Aadan Dirir daryeelka iyo dadaalka uu u sameeyay hooyaday. Ilaahay ha ka abaalmariyo.โ€Rooro

09/09/2026

๐—›๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ผ ๐—ฅ๐—ฎ๐—ต๐—บ๐—ผ ๐—ซ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—ผ๐—ผ ๐—ค๐—ฎ๐—น๐—น๐—ถ๐—ถ๐—ป ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐——๐—ฎ๐—ฎ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป ๐— ๐˜‚๐˜๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜„๐—ฎ๐—ฐ๐—ป๐—ถ๐—บ๐—ผ ๐—ฎ๐—ต ๐˜‚๐˜‚ ๐˜‚ ๐—™๐˜‚๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ฟ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—ถ

Hooyo Rahmo Xasan, oo u baahnayd adeeg caafimaad, ayaa muuqaal ay ku dalbanayso caawinaad lagu baahiyay baraha bulshada, iyadoo buro qoorta kaga taal ay dhibaato caafimaad ku haysay.

Prof. Dr. Shaafici Aadan Dirir, oo daawaday muuqaalka hooyadan Soomaaliyeed, ayaa kafaala qaaday qalliinkeeda iyo daaweynteeda, isagoo adeegga caafimaad ugu fidiyay si mutadawacnimo ah.

Qalliinka kaddib, xaaladda caafimaad ee Hooyo Rahmo Xasan ayaa si wanaagsan u soo hagaagtay, iyadoo hadda caafimaadkeedu aad u wanaagsan yahay.

Tallaabadan ayaa muujinaysa sida ay muhiim u tahay in dhakhaatiirta Soomaaliyeed ay bulshada ugu adeegaan aqoontooda iyo khibraddooda, gaar ahaan dadka u baahan daryeel caafimaad balse aan awoodin kharashaadka qalliinka iyo daaweynta.

05/09/2026
Si aad uhesho Qaliimo casri ah iyo daryeel caafimaad la kulan Prof/Dr.Shaafii Adan Dirir.
05/09/2026

Si aad uhesho Qaliimo casri ah iyo daryeel caafimaad la kulan Prof/Dr.Shaafii Adan Dirir.

01/09/2026

๐—ฆ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐˜†๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป ๐—”๐—ฏ๐˜‚๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ ayaa u mahadcelisay Dr Shaafii kaddib qaliin guuleystay oo looga sameeyay ๐—ง๐˜‚๐—ฏ๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—•๐—ฒ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ.

Mustafa Hassan Abdi

Address

Hodan District Banadir Road
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00

Telephone

+252611599999

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Shaafii posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Shaafii:

Shortcuts

Share

Category