Dr Ismail Gudbaye

Dr Ismail Gudbaye Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr Ismail Gudbaye, Doctor, Mogadishu.

30/05/2026

Malin Walba Oo Jimco Ah waxaan soo Gudbin Doonaa Talo Caafimad Oo isbuuc La Ah.

Hada waxaan Kuguda Jirnaa Talooyin Caafimad oo Kusaab San Xanuun ka Loo Yaqaano Gaas Calooleed Ka.

Kala soco Page Keeyga Talooyin ka Caafimad Ee isbuuc Laha Ah

Fadlan Flow soo dheh Page Keena.

Qeeybta Labaad Gaaska: Maxaa Sababa Gaas ka.Gaas ka waxaa Sababa:1). jeer mis (Bacteria): Waxaa Jirta jeermis lagu magac...
29/05/2026

Qeeybta Labaad Gaaska: Maxaa Sababa Gaas ka.
Gaas ka waxaa Sababa:
1). jeer mis (Bacteria): Waxaa Jirta jeermis lagu magacaabo Helecobacter Pylori ( H- Pylori). Waxaay keentaa In uu Siyaado Acid ka caloosha ee looyaqano (hydrocholoric Acid). Kaasoo keenaya in ay Caloosha uu Ku dhaco caabuq (Gastritis), Hadii aan wax laga Qabanina Keeni kara Boog Calooleed (Gastric Ulcer).
2). Cuntooyin: Inta Badan Cuntooyin ka Keena Waa Cuntooyin ka Uu Ku badan Yahay Acid Ka Sida Bas baas ka, Cuntooyin ka Shiilan iyo Biyaha kujira Gasac yada Sida Kookada (Cocacolla).
3). Daawooyin: Dawooyin ka ugu Badan Ee Sababa waa Dawooyin ka Loo isticmaalo Xanuun Baabi iya Ahaanta (Anti Pain ). Sida Diclofenic iyo Ibuprofen ka
4). Hab Naqan ka Qofka: Inta Badan Gaas ka waxaa Sabab unoqda Qof ka oo aan Cuntooyin kiisa aan Jad waleesaneen, Sida Qof ka In uu isku Raajiyo Baahida.

Si aad u hesho Talooyin Caafimad Fadlan Flow Soo dheh Page keena

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Ismail Gudbaye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category