Samadeeq Hospital

Samadeeq Hospital SAMADEEQ HOSPITAL IS SPECIALIZED HEALTH FACILITY THAT PROVIDE QUALITY SERVICE LOCATED IN GUBADLEY DISTRICT MOGADISHU SOMALIA

dhaqaatiir iyo shaqaale ucarbisan u adeegidda bulsha ugu imoow samadeeq specialist hospital
isbitaalka waxa uu kuyaalaa deegaanka gubadley ee magaalada muqdisho dhabarka danbe ee qorax kasoobaxa hormuud telecom

π‰π”πŒπ‚πŽ πŒπ”ππ€π€π‘π€πŠ
28/05/2026

π‰π”πŒπ‚πŽ πŒπ”ππ€π€π‘π€πŠ

π‚πˆπˆπƒπ”π‹ 𝐀𝐃𝐗𝐀 πŒπ”ππ€π€π‘π€πŠ
26/05/2026

π‚πˆπˆπƒπ”π‹ 𝐀𝐃𝐗𝐀 πŒπ”ππ€π€π‘π€πŠ

Qaliinka mindhicirrada xirma waa qaliin muhiim ah oo loo sameeyo carruurta iyo dadka waaweyn marka ay mindhicirradu xirm...
23/05/2026

Qaliinka mindhicirrada xirma waa qaliin muhiim ah oo loo sameeyo carruurta iyo dadka waaweyn marka ay mindhicirradu xirmaan ama shaqeyn waayaan si caadi ah, nagu soo booqo Samadeeq Hospital

Haddii aad isku aragto calaamadahan, waxaa muhiim ah inaad la tashato dhakhtar si loo sameeyo baaritaan iyo daryeel caaf...
19/05/2026

Haddii aad isku aragto calaamadahan, waxaa muhiim ah inaad la tashato dhakhtar si loo sameeyo baaritaan iyo daryeel caafimaad oo kugu habboon.

πŸŒπ–πŽπ‘π‹πƒ π‡π˜ππ„π‘π“π„ππ’πˆπŽπ πƒπ€π˜Maanta oo kale waxaa dunida laga xusaa in ay tahay Maalinta Dhiig-karka Adduunka.
17/05/2026

πŸŒπ–πŽπ‘π‹πƒ π‡π˜ππ„π‘π“π„ππ’πˆπŽπ πƒπ€π˜
Maanta oo kale waxaa dunida laga xusaa in ay tahay Maalinta Dhiig-karka Adduunka.


Haddii Aad Ka Cabaneyso Xameytida oo U Baahan Qalliin Laysarka ah nagu soo booqo Isbitaalka si Aad u Hesho Qalliimo caaf...
17/05/2026

Haddii Aad Ka Cabaneyso Xameytida oo U Baahan Qalliin Laysarka ah nagu soo booqo Isbitaalka si Aad u Hesho Qalliimo caafimaad iyo Daryeel Caafimaad oo Ammaan ah.

πŸŒπ–πŽπ‘π‹πƒ πˆππ“π„π‘ππ€π“πˆπŽππ€π‹ 𝐍𝐔𝐑𝐒𝐄 πƒπ€π˜Maanta oo kale waxaa dunida laga xusaa in ay tahay Maalinta kalkaaliyayaasha Adduunka.    ...
12/05/2026

πŸŒπ–πŽπ‘π‹πƒ πˆππ“π„π‘ππ€π“πˆπŽππ€π‹ 𝐍𝐔𝐑𝐒𝐄 πƒπ€π˜
Maanta oo kale waxaa dunida laga xusaa in ay tahay Maalinta kalkaaliyayaasha Adduunka.


Haddii aad qabto baabasiir ama fiistulo, la kulan dhaqtarka qalliimada guud si aad u hesho qalliimo casri ah, Hel daryee...
09/05/2026

Haddii aad qabto baabasiir ama fiistulo, la kulan dhaqtarka qalliimada guud si aad u hesho qalliimo casri ah, Hel daryeel caafimaad oo ammaan ah oo lagu kalsoonaan karo.

Address

Gubadleey
Mogadishu
252

Telephone

+252615978615

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Samadeeq Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Samadeeq Hospital:

Share

Category