Kulan Specialist Hospital

Kulan Specialist Hospital Kulan Specialist Hospital:
Isbitaalka Kulan waa isbitaal looga bartay bixinta adeegyo caafimaad oo tayo leh

𝑲𝒖𝒍𝒂𝒏 π‘Ίπ’‘π’†π’„π’Šπ’‚π’π’Šπ’”π’• π‘―π’π’”π’‘π’Šπ’•π’‚π’

πΌπ‘ π‘π‘–π‘‘π‘Žπ‘Žπ‘™π‘˜π‘Ž πΎπ‘’π‘™π‘Žπ‘› π‘€π‘Žπ‘Ž π‘–π‘ π‘π‘–π‘‘π‘Žπ‘Žπ‘™ π‘™π‘œπ‘œπ‘”π‘Ž π‘π‘Žπ‘Ÿπ‘‘π‘Žπ‘¦ 𝑏𝑖π‘₯π‘–π‘›π‘‘π‘Ž π‘Žπ‘‘π‘’π‘’π‘”π‘¦π‘œ π‘π‘Žπ‘Žπ‘“π‘–π‘šπ‘Žπ‘Žπ‘‘ π‘œπ‘œ π‘‘π‘Žπ‘¦π‘œ π‘ π‘Žπ‘Ÿπ‘’ π‘™π‘’β„Ž, π‘˜π‘Žπ‘Žπ‘ π‘œπ‘œ π‘Žπ‘¦ π‘šπ‘Žβ„Žπ‘‘π‘–π‘¦π‘’π‘’π‘› π΅π‘’π‘™π‘ β„Žπ‘Ž π‘Šπ‘’π‘¦π‘›π‘‘π‘Ž π‘†π‘œπ‘œπ‘šπ‘Žπ‘Žπ‘™π‘–π‘¦π‘’π‘’π‘‘. πΌπ‘ π‘π‘–π‘‘π‘Žπ‘Žπ‘™π‘˜π‘’ 𝑀𝑒π‘₯𝑒𝑒 π‘π‘Žπ‘Žπ‘—π‘–π‘¦π‘Žπ‘¦ π‘Žπ‘‘π‘’π‘’π‘” π‘¦π‘Žπ‘‘π‘–π‘– π‘π‘Žπ‘Žπ‘“π‘–π‘šπ‘Žπ‘Žπ‘‘ 𝑒𝑒 π‘™π‘œπ‘œ π‘Žπ‘Žπ‘‘π‘– π‘—π‘–π‘Ÿπ‘Žπ‘¦ π‘‘π‘Žπ‘™π‘˜π‘Ž π‘‘π‘–π‘π‘Žπ‘‘π‘–π‘–π‘ π‘Ž πΌπ‘ π‘π‘–π‘‘π‘Žπ‘Žπ‘™π‘˜π‘Ž π‘€π‘Žπ‘₯π‘Žπ‘Ž π‘˜π‘Ž β„Žπ‘œπ‘€π‘™-π‘”π‘Žπ‘™π‘Ž π‘‘β„Žπ‘Žπ‘žπ‘Žπ‘Žπ‘‘π‘–π‘–π‘Ÿ π‘†π‘œπ‘šπ‘Žπ‘™π‘– π‘–π‘¦π‘œ π‘Žπ‘—π‘Žπ‘›π‘Žπ‘π‘– π‘Žπ‘žπ‘œπ‘œπ‘› π‘‘π‘’π‘Ÿπ‘’π‘”π‘ π‘Ž 𝑒 π‘™π‘’β„Ž π‘π‘’π‘‘π‘’π‘Ÿπ‘Žπ‘‘π‘Ž π‘Žπ‘¦ π‘‘π‘Žπ‘Žπ‘€π‘’π‘¦π‘›π‘Žπ‘Žπ‘¦π‘Žπ‘›, π‘–π‘¦π‘Žπ‘”π‘œπ‘œ π‘–π‘ π‘‘π‘–π‘π‘šπ‘Žπ‘Žπ‘™π‘Žπ‘¦π‘Ž π‘žπ‘Žπ‘™π‘Žπ‘ π‘π‘Žπ‘ π‘Ÿπ‘– π‘Žβ„Ž π‘–π‘¦π‘œ π‘‘π‘Žπ‘Žπ‘€π‘œ π‘‘π‘Žπ‘¦π‘œ

π‘™π‘’β„Ž. πΌπ‘ π‘π‘–π‘‘π‘Žπ‘Žπ‘™π‘˜π‘Ž π‘€π‘Žπ‘₯π‘Žπ‘Ž π‘˜π‘Ž β„Žπ‘œπ‘€π‘™-π‘”π‘Žπ‘™π‘œ π‘‘β„Žπ‘Žπ‘žπ‘Žπ‘Žπ‘Žπ‘‘π‘–π‘–π‘Ÿ π‘†π‘œπ‘šπ‘Žπ‘™π‘– π‘–π‘¦π‘œ π΄π‘—π‘Žπ‘›π‘Žπ‘π‘– π‘Žπ‘žπ‘œπ‘œπ‘› π‘‘π‘’π‘Ÿπ‘’π‘”π‘ π‘Žπ‘› 𝑒 π‘™π‘’β„Ž π‘π‘’π‘‘π‘’π‘Ÿπ‘Žπ‘‘π‘Ž π‘Žπ‘¦ π‘‘π‘Žπ‘Žπ‘€π‘’π‘¦π‘›π‘Žπ‘Žπ‘¦π‘Žπ‘›, π‘–π‘¦π‘Žπ‘”π‘œπ‘œ π‘–π‘ π‘‘π‘–π‘π‘šπ‘Žπ‘Žπ‘™π‘Žπ‘¦π‘Žπ‘Ž π‘žπ‘Žπ‘™π‘Žπ‘ π‘π‘Žπ‘ π‘Ÿπ‘– π‘Žβ„Ž π‘–π‘¦π‘œ π‘‘π‘Žπ‘Žπ‘€π‘œ π‘‘π‘Žπ‘¦π‘œ π‘™π‘’β„Ž.

13/08/2026

Qaybteena Cudurada ENT Waxaa Kuugu Diyaariya Qabiir Caafimaad Oo In Ka Badan 30 Sano Ka Shaqaynaaye Cudurada Cunaha, Sanka, Iyo Dhagaha.

Kulan Specialist Hospital
wa.me/2523599469

12/08/2026

Fursadi Aan U Samaynay Hooyoyinka Uur Ka Leh Wali Way Socotaa.
Soo Gaar Xarunteena Oo Hel Daryeel caafimaad Oo Bilaash Ah.

Kulan Specialist Hospital
wa.me/2523599469

Xalal Fudud Oo Aad Baabasiirka Iskaga Daawayn Karto Ayaan Kuu Haynaa.😊Kulan Specialist Hospital Wa.me/252618438939
11/08/2026

Xalal Fudud Oo Aad Baabasiirka Iskaga Daawayn Karto Ayaan Kuu Haynaa.😊

Kulan Specialist Hospital
Wa.me/252618438939

Quruxda Ilkahaaga Halkaan Ayey Ka bilaabanaysaa😊Nagu Soo Booqo XarunteenaπŸ‘‡Waabari | Via LaiberiaKulan Specialist Hospita...
10/08/2026

Quruxda Ilkahaaga Halkaan Ayey Ka bilaabanaysaa😊

Nagu Soo Booqo XarunteenaπŸ‘‡
Waabari | Via Laiberia
Kulan Specialist Hospital
wa.me/2523599469 See less

Hambalyo Ardayda Kaalmaha H**e Ka galay Imtixaanka Dugsiga dhexe ee Dalka.Halkiina Kasii Wada oo hagaabinina, GuuleystaπŸ‘
09/08/2026

Hambalyo Ardayda Kaalmaha H**e Ka galay Imtixaanka Dugsiga dhexe ee Dalka.

Halkiina Kasii Wada oo hagaabinina, GuuleystaπŸ‘

08/08/2026

Ha Isku Eegan Xanuunka Baabasiirka Ee Iska Daawee.

Kulan Specialist Hospital
Wa.me/252618438939
wa.me/2523599469

Ma Ogtahay In La Daawayn Karo Baabasiirka Nuucyadiisa Kala Duwan?Kulan Specialist Hospital wa.me/2523599469 See less
08/08/2026

Ma Ogtahay In La Daawayn Karo Baabasiirka Nuucyadiisa Kala Duwan?

Kulan Specialist Hospital
wa.me/2523599469 See less

06/08/2026

Fursad Muhiim Ah🎷

Maalmaha Isninta Iyo Qamiista Waxaan Free Ka Dhignay Numberka Dhaqtarka Iyo Computerka Hooyada Uur Ka Leh.

Kulan Specialist Hospital
wa.me/2523599469

Waxaan Free Ka Dhignay Numberka Dhaqtarka Iyo Computerka Hooyada Uur Ka Leh Maalmaha Qamiista Iyo Isniinta.Ka Faaidaysta...
04/08/2026

Waxaan Free Ka Dhignay Numberka Dhaqtarka Iyo Computerka Hooyada Uur Ka Leh Maalmaha Qamiista Iyo Isniinta.

Ka Faaidaysta Fursadaan Gaarka Ah Oo Isbitaalka Idinkugu Tala Galayy.

Kulan Specialist Hospital
wa.me/2523599469

La Kulan Dr Said Husein Oo In Ka Badan 35 Sano Ka Shaqaynaaye Dhalmada Haweenka Iyo Qaliimadooda.Kulan Specialist Hospit...
04/08/2026

La Kulan Dr Said Husein Oo In Ka Badan 35 Sano Ka Shaqaynaaye Dhalmada Haweenka Iyo Qaliimadooda.

Kulan Specialist Hospital
wa.me/2523599469

Address

Waaberi Street
Mogadishu
252

Telephone

25261-9884040

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kulan Specialist Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category