15/09/2026
Haddii aad isku aragto calaamadahan, nagu soo booqo Alami Specialist Hospital. π₯
Waxaa heegan kuugu ah Dr. Maria Mahamud, Dhakhtarka Haweenka iyo Qalliimadooda (Obstetrics & Gynecology).
Caafimaadka haweenku wuxuu u baahan yahay daryeel iyo qiimeyn sax ah. β€οΈ