Qalib Clinic & 4D Ultrasound

Qalib Clinic & 4D Ultrasound Health care services you can trust with its high quality, certified and experienced renowned health proffessionals.

✨ Caafimaadkaaga mudnaan ayuu noo yahay. Hel adeeg Ultrasound oo degdeg ah, sax ah, isla markaana lagu kalsoonaan karo.📍...
28/07/2026

✨ Caafimaadkaaga mudnaan ayuu noo yahay. Hel adeeg Ultrasound oo degdeg ah, sax ah, isla markaana lagu kalsoonaan karo.

📍 Goobta: Isgoyska Banaadir
📞 Wac: 61 1177748

🤲 Masha Allah – Ilma Biya Dahab 💛Riyada waalidnimadu way rumoobi kartaa. Iyadoo la adeegsanayo Maternal Fetal Medicine D...
26/07/2026

🤲 Masha Allah – Ilma Biya Dahab 💛

Riyada waalidnimadu way rumoobi kartaa. Iyadoo la adeegsanayo Maternal Fetal Medicine Diagnostic iyo tignoolajiyada casriga ah, waxaad si dhow ula socon kartaa koritaanka iyo caafimaadka uurjiifkaaga, adigoo helaya daryeel xirfad leh marxalad kasta oo uurka ah.

QALIB Clinic & 4D Ultrasound waxay ku siinaysaa adeeg tayo leh, si aad u hesho kalsooni iyo xasillooni inta lagu jiro safarka uurka.

📍 Goobta: Isgoyska Banaadir
📞 Nala soo xiriir: 61 1177748

**🌙 Jumma Mubaarak 🌙**Allaha naga aqbalo salaadda, ducada iyo camalka suubban ee maanta. Ha inoo waasiciyo rizqiga, ha i...
23/07/2026

**🌙 Jumma Mubaarak 🌙**

Allaha naga aqbalo salaadda, ducada iyo camalka suubban ee maanta. Ha inoo waasiciyo rizqiga, ha inoo dambi dhaafo, qalbiyadeennana ha ku mannaysto nabad iyo iimaan.

**Jumma Mubaarak dhammaantiin. 🤍**

23/07/2026

Goorma kugu dambeysay inad aragto ilmo biyo dahab?
Contact :61 1177748
Location: Isgoyska Banadir

Qalib Clinic & 4D Ultrasound

Caafimaadka dhallaanka wuxuu ka bilaabmaa baaritaannada uurka.Contact :61 1177748 Clinic & 4D Ultrasound
23/07/2026

Caafimaadka dhallaanka wuxuu ka bilaabmaa baaritaannada uurka.
Contact :61 1177748
Clinic & 4D Ultrasound

Go'aanka qalliinka ha ku salaysnaado baaritaan sax ah. Maternal Fetal Medicine Diagnostic wuxuu kaa caawinayaa qiimeyn f...
21/07/2026

Go'aanka qalliinka ha ku salaysnaado baaritaan sax ah.
Maternal Fetal Medicine Diagnostic wuxuu kaa caawinayaa qiimeyn
faahfaahsan oo lagu doorto daaweynta kuugu habboon.
Contact :61 1177748
Clinic & 4D Ultrasound

Bararka iyo Caabuqyada Qanjirrada Lymph-ka ku Baar Ultrasound.Contact :61 1177748 Clinic & 4D Ultrasound
19/07/2026

Bararka iyo Caabuqyada Qanjirrada Lymph-ka ku Baar Ultrasound.
Contact :61 1177748
Clinic & 4D Ultrasound

18/07/2026

Mararka ma dhacdaa in qof qaliin la yiri intuu kuu imaaday qaliin noqon waayay
Waxa ka jabaabaysa
𝗗𝗿 𝗞𝗵𝗮𝗹𝗶𝗱 𝘀𝘂𝗹𝗲𝗶𝗺𝗮𝗻
𝗗𝗿 𝗜𝗳𝗿𝗮𝗵 𝗥𝗮𝗯𝗯𝗮𝗮𝘆

Contact : 61 1177748
Qalib Clinic & 4D Ultrasoun

Ka ogow Xaalada Caafimaad ee Uur Jiifkaaga Qalib Clinic & 4D UltrasoundContact :61 1177748
16/07/2026

Ka ogow Xaalada Caafimaad ee Uur Jiifkaaga Qalib Clinic & 4D Ultrasound
Contact :61 1177748

Ma joogteysaa la socoshada dhaqtarka Hadii aad tahay hooyo uur leh?Contact :61 1177748 Clinic & 4D Ultrasound
14/07/2026

Ma joogteysaa la socoshada dhaqtarka
Hadii aad tahay hooyo uur leh?
Contact :61 1177748
Clinic & 4D Ultrasound

Address

Isgoyska Banaadir Ama Ka Soo Horjeedka Wasarada Arrimaha Dibada
Mogadishu
252

Telephone

+252618101671

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qalib Clinic & 4D Ultrasound posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Qalib Clinic & 4D Ultrasound:

Shortcuts

Share