Aw-Diriye Clinic

Aw-Diriye Clinic Xarunta Daaweynta Cuduradda Haweenka & Qalliimadooda

18/06/2026

Yaraanta Vitamin D Waxey Saameyn Ku yeelan Kartaa Taranka Dhalmada Ama Awoodda Uurka Dr.Bisharo A Hassan

27/05/2026

Ciid wanagsan dhamaan umada somaliyeed ,gaar ahaan bukanada nagu xiran sanad walbo farxad ku ciida insha allah

13/05/2026

Talo Cafimaad Ee UG-Xaantada
Daawo muuqaalka si aad u hesho faahfaahinta muhiimka ah

Ciid wanagsan dhaman umada somaliyed iyo bukanadena nagu xiran cafimad iyo nabad ku ciida🌙🤲
20/03/2026

Ciid wanagsan dhaman umada somaliyed iyo bukanadena nagu xiran cafimad iyo nabad ku ciida🌙🤲

Ramadaan karim Dhammaan  umaada musliminta dhamaan iyo bukanada nagu xiran iyo  Guud ahaan Umadda Soomaaliyeed la wadaag...
17/02/2026

Ramadaan karim Dhammaan umaada musliminta dhamaan iyo bukanada nagu xiran iyo Guud ahaan Umadda Soomaaliyeed la wadaagayaan hambalyada bilshada Barakeysan ee Ramadaan oo ah bil Kheyr badan.

Alle hanaga wada dhigo kuwii ka faa'ideysta fursadaha qiimaha leh ee bisha Ramadaan,sanadkan sanadkiisana barwaaqo iyo cafimad nabada alaha nagu garsiyo Insha Allaah.

RAMADAAN KARIIM.

14/01/2026

Faa’iidooyinka haweenka
🩸 Waxay ka hortagtaa dhiig-yaraanta, gaar ahaan haddii caadadu kugu badato.
😴 Waxay yareysaa daalka, wareerka, iyo madax-xanuunka.
💇🏽‍♀️ Waxay ka caawisaa timo-daadka iyo ciddiyaha daciifka ah (haddii sababtu tahay bir-yaraan).
🤰 Way muhiim u tahay uurka (kaliya haddii dhakhtar kugula taliyo).
🧠 Waxay kordhisaa feejignaanta iyo awoodda jirka.
゚viralシfypシ゚viralシalシ Dr Bushra Haji Abdi

25/12/2025

Address

Wadada Shinemo Africa ,Via Rome ,Hamar Jajab
Mogadishu
2526

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aw-Diriye Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share