Magan Pharma & Health Care

Magan Pharma & Health Care Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Magan Pharma & Health Care, Pharmaceutical Company, Bakaaro, Mogadishu.

Waxaan nahay magan pharma & health care shirkadda hormuudka u ah dawooyinka tayo sare leh, la hubo, laguna kaydiyo si waafaqsan heerarka caafimaadka caalamiga ah.

🌿 AGRINATE 90 SP 🌿Ka ilaali dalaggaaga cayayaanka waxyeellada leh adigoo isticmaalaya AGRINATE 90 SP. Waa sun cayayaan o...
13/08/2026

🌿 AGRINATE 90 SP 🌿
Ka ilaali dalaggaaga cayayaanka waxyeellada leh adigoo isticmaalaya AGRINATE 90 SP. Waa sun cayayaan oo tayo leh, kana caawisa beeraleyda inay helaan dalag caafimaad qaba iyo goosasho wanaagsan.

AGRINATE 90 SP – Doorashada beeraleyda guusha jecel!

πŸ„ ISKUFILAN – Xalka caafimaadka xoolahaaga 🐐Ma rabtaa xoolo caafimaad qaba oo si fiican u kora? ISKUFILAN waa daawo tayo...
26/07/2026

πŸ„ ISKUFILAN – Xalka caafimaadka xoolahaaga 🐐
Ma rabtaa xoolo caafimaad qaba oo si fiican u kora? ISKUFILAN waa daawo tayo sare leh oo ka hortagta kana daaweysa gooryaanka iyo cudurrada gudaha iyo bananka ee saameeya lo’da, ariga. geela iyo idaha.
βœ… Waxay ka ilaalisaa xoolaha dulinnada
βœ… Waxay kor u qaadaa caafimaadka iyo wax soo saarka

πŸ“ Nagala soo xiriir:
πŸ“ž +252 612333470
πŸ“ž +252 61 111854

πŸ“Œ Bakaaro Howlwadaag, Muqdisho – Soomaaliya

ISKUFILAN – Daryeelka ugu fiican ee xoolahaaga πŸ’ŠπŸ„

STARMEC 1MG waa daawo loogu talagalay xoolaha, waxay ka caawisaa la dagaallanka dulinnada gudaha iyo dibadda si ay xoola...
07/07/2026

STARMEC 1MG waa daawo loogu talagalay xoolaha, waxay ka caawisaa la dagaallanka dulinnada gudaha iyo dibadda si ay xoolahaagu u noqdaan kuwo caafimaad qaba oo wax-soo-saarkoodu kor u kaco

Magan Pharma & Health Care
Xalka lagu kalsoon yahay ee daryeelka caafimaadka xoolaha

πŸ“ž Naga soo xiriir:
+252 61 1111854
+252 61 2333470

Hambalyo 1-da LuulyoMagan Pharma & Health Care  waxa uu hambalyo diiran la wadaagayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed mun...
01/07/2026

Hambalyo 1-da Luulyo

Magan Pharma & Health Care waxa uu hambalyo diiran la wadaagayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda qiimaha badan ee 1-da

Magan Pharma & Health Care  wuxuu hambalyo u dirayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda 26-ka Juun, maalintii g...
26/06/2026

Magan Pharma & Health Care wuxuu hambalyo u dirayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda 26-ka Juun, maalintii gobollada Waqooyi Soomaaliya ay xorriyadda ka qaateen Boqortooyadii Ingiriiska sannadkii 1960.

Waxaan shacabka Soomaaliyeed u rajaynaynaa inay ku dabaaldegaan maalintan qaran farxad, nabad iyo caafimaad, iyadoo la xusuusanayo halgankii iyo geesinimadii horseeday xorriyadda.

Hambalyo 26 June.

πŸšœπŸ„ XAL U HEL XOOLAHAAGA – Cyper Tect πŸπŸ“Ma ka daashay cayayaanka dhibaatada ku haya xoolahaaga? Cyper Tect waa xal wax ku...
23/06/2026

πŸšœπŸ„ XAL U HEL XOOLAHAAGA – Cyper Tect πŸπŸ“
Ma ka daashay cayayaanka dhibaatada ku haya xoolahaaga? Cyper Tect waa xal wax ku ool ah oo kaa caawinaya la dagaallanka kaneecada, duqsiga, shilinta iyo cayayaanka kale ee waxyeellada u geysta xoolaha.
βœ… Waxay si degdeg ah u dishaa cayayaanka
βœ… Waxay ka ilaalisaa xoolaha cudurrada ay gudbiyaan cayayaanku
βœ… Waxay leedahay saameyn dheer oo sii jirta
βœ… Fudud in la isticmaalo, natiijana leh kalsooni
Ku ilaali caafimaadka iyo wax-soo-saarka xoolahaaga adigoo adeegsanaya Cyper Tect.
πŸ“ž Wixii faahfaahin iyo dalab ah:
+252 611111854
+252 612333470
πŸ„πŸπŸͺπŸ“

🎁 Marwadaada ama Saaxiibtaada Ugu Deeq Caafimaad iyo Farxad! πŸ’Ma doonaysaa hadiyad ka duwan ubax iyo alaabo caadi ah? 🌹U...
19/06/2026

🎁 Marwadaada ama Saaxiibtaada Ugu Deeq Caafimaad iyo Farxad! πŸ’
Ma doonaysaa hadiyad ka duwan ubax iyo alaabo caadi ah? 🌹
U hadiyee LIFE APPETITE Syrup qofka aad jeceshahay si ay u hesho rabitaan cunto oo wanaagsan, tamar dheeraad ah, iyo daryeel caafimaad. πŸ’™
✨ Faa'iidooyinka:
βœ… Kordhiya rabitaanka cuntada
βœ… Ka caawiya miisaan korodhka
βœ… Hodan ku ah fiitamiino muhiim ah
βœ… Ku habboon dadka cunto yari hayso
πŸŽ€ Marwadaada ama saaxiibtaada maanta ku farxad geli hadiyad qiimo badan!
πŸ“ž Dalbo hadda:
πŸ“± +252 61 2333470
πŸ“± +252 61 1111854
πŸ’šπŸ’™

Garsoore Omar Abdulkadir Artan kusoo dhawow dalkaaga hooyo iyo dadkaaga oo ku jecel, Waad guulaysatay waxaana taaganahay...
10/06/2026

Garsoore Omar Abdulkadir Artan kusoo dhawow dalkaaga hooyo iyo dadkaaga oo ku jecel, Waad guulaysatay waxaana taaganahay garabkaaga

Ducadii uu ku duceystay Nabi Muuse CS: Rabbiyow, anigu waxaan aad ugu baahanahay khayr kasta oo aad ii soo dejiso
04/06/2026

Ducadii uu ku duceystay Nabi Muuse CS: Rabbiyow, anigu waxaan aad ugu baahanahay khayr kasta oo aad ii soo dejiso

π‚πˆπˆπƒπ”π‹ 𝐀𝐃𝐇𝐀 πŒπ”ππ€π€π‘π€πŠ πŸŒ™πŸ‘Farxad iyo nabad ku ciida dhammaan Muslimiinta meel kasta oo aad joogtaan.
26/05/2026

π‚πˆπˆπƒπ”π‹ 𝐀𝐃𝐇𝐀 πŒπ”ππ€π€π‘π€πŠ πŸŒ™πŸ‘
Farxad iyo nabad ku ciida dhammaan Muslimiinta meel kasta oo aad joogtaan.


Address

Bakaaro
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252612333470

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Magan Pharma & Health Care posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Magan Pharma & Health Care:

Shortcuts

Share