26/05/2026
EidMubarak
โ๐ Hambalyo
Ciidul Adxa (ุนูุฏ ุงูุฃุถุญู)
โMaamulka, dhakhaatiirta iyo dhammaan shaqaalaha Hanano Specialist Hospital waxay hambalyo diiran oo ku aaddan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxa u dirayaan,
โUmadda Soomaaliyeed Meel kasta oo ay dunida ka joogaan.
โMacaamiisheena Kuwa aan u adeegno maalin kasta.
โHawlwadeennada Isbitaalka: Geesiyaasha heeganka u ah daryeelka caafimaadka ee aan nasashada lahayn.
โWaxaan Rabbi ka baryeynaa inuu ciiddan midda xigta nagu gaarsiiyo nabad, caafimaad iyo barwaaqo waarta.
โCiid Mubaarak Kullu Caam Wa Antum Bikhayr. ๐โจุชูุจู ุงููู ู
ูุง ูู
ููู
ุตุงูุญ ุงูุฃุนู
ุงูุ ูุบูุฑ ููุง ูููู
ุ ูุฌุนู ุนูุฏูู
ู
ุจุงุฑูุงู ุณุนูุฏุงู.