15/08/2026
Hambalyo Ardayda Team Maid General Hospital ๐๐
HAMBALYO! HAMBALYO! HAMBALYO! ๐๐โค๏ธ
Waxaan si wadajir ah ugu hambalyeynaynaa dhammaan ardayda Team Maid General Hospital, gaar ahaan:
Liban Jeylan Osman
Muse Jeylan Osman
Abdi Wahid Muhiyidin Mohamed
Fowziya Maxamuud Cumar
Guusha taariikhiga ah ee ay ka soo hooyeen Imtixaanka Form Four. ๐๐
Anigoo ku hadlaya magaca waalidiinta iyo maamulka Hospital-ka, waxaan leeyahay: Hambalyo, hambalyo, hambalyo! โค๏ธ
Guushiinnu aad iyo aad ayay noo farxad gelisay, waana idinku faanaynaa. Waxaan idiin rajaynaynaa mustaqbal ifaya, waxbarasho wanaagsan iyo guulo ka waaweyn kuwa maanta.
Hambalyo dhammaantiin! ๐๐โค๏ธ
Guul iyo horumar joogto ah ayaan idiin rajaynaynaa.