UHC Somalia

UHC Somalia Leaving no one behind: ensuring everyone everywhere can access good health care

13/12/2024

Reflecting on the impactful discussions from our last Universal Health Coverage event, where stakeholders united to explore solutions for equitable healthcare access in Somalia. Let's continue building on this momentum for a healthier future.

Investing in   boosts national economies by improving workforce health and well-being, increasing productivity, and buil...
12/12/2024

Investing in boosts national economies by improving workforce health and well-being, increasing productivity, and building resilience in communities.

This , we call on governments to prioritize UHC and financial protection in their regular national budgets.

Everyone should have access to an affordable core package of essential health services, including quality medicines. No-...
12/12/2024

Everyone should have access to an affordable core package of essential health services, including quality medicines.

No-one should be pushed into poverty when accessing these services.

Governments โ€“ financial protection for health is on you!

12/12/2024

Itโ€™s ! Today we remind governments that no-one should have to choose between healthcare and putting food on the table. Health is a human right! Invest in financial protection for today.

15/12/2023

Xuska Maalinta Yoolka Caafimaadka loodhanyahay 2023

Maalinka 2aad: Munaasabada Xuska Maalinta Yoolka Caafimaadka loodhanyahay 2023.

14/12/2023

๐˜๐จ๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐ฅ๐จ๐จ๐๐ก๐š๐ง๐ฒ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ‘.

๐ท๐‘œ๐‘œ๐‘‘ ๐ถ๐‘–๐‘™๐‘š๐‘–๐‘ฆ๐‘’๐‘’๐‘‘๐‘˜๐‘Ž โ„Ž๐‘œ๐‘Ÿ๐‘‘โ„Ž๐‘Ž๐‘๐‘Ž ๐‘Žโ„Ž๐‘Ž๐‘Ž ๐‘’๐‘’ ๐‘™๐‘Ž๐‘”๐‘ข ๐‘ž๐‘œ๐‘๐‘ก๐‘Ž๐‘ฆ ๐ฝ๐‘Ž๐‘Ž๐‘š๐‘Ž๐‘๐‘Ž๐‘‘๐‘‘๐‘Ž ๐‘†๐‘–๐‘š๐‘Ž๐‘‘ ๐พ๐‘€5 ๐‘๐‘œ๐‘œ๐‘๐‘’.

๐‘ƒ๐‘Ÿ๐‘’-๐‘ˆ๐ป๐ถ ๐‘‡๐‘’๐‘โ„Ž๐‘›๐‘–๐‘๐‘Ž๐‘™/๐‘๐‘Ž๐‘›๐‘’๐‘™ ๐‘‘๐‘–๐‘ ๐‘๐‘ข๐‘ ๐‘ ๐‘–๐‘œ๐‘›๐‘  ๐‘Ž๐‘ก ๐‘†๐ผ๐‘€๐ด๐ท ๐‘ˆ๐‘›๐‘–๐‘ฃ๐‘’๐‘Ÿ๐‘ ๐‘–๐‘ก๐‘ฆ ๐‘€๐‘œ๐‘”๐‘Ž๐‘‘๐‘–๐‘ โ„Ž๐‘ข - ๐‘†๐‘œ๐‘š๐‘Ž๐‘™๐‘–๐‘Ž

๐˜”๐˜ช๐˜ฏ๐˜ช๐˜ด๐˜ต๐˜ณ๐˜บ ๐˜ฐ๐˜ง ๐˜๐˜ฆ๐˜ข๐˜ญ๐˜ต๐˜ฉ ๐˜š๐˜ฐ๐˜ฎ๐˜ข๐˜ญ๐˜ช๐˜ข - ๐˜๐˜Ž๐˜š
#๐˜œ๐˜ฏ๐˜ช๐˜ท๐˜ฆ๐˜ณ๐˜ด๐˜ข๐˜ญ๐˜๐˜ฆ๐˜ข๐˜ญ๐˜ต๐˜ฉ๐˜Š๐˜ฐ๐˜ท๐˜ข๐˜ณ๐˜ข๐˜จ๐˜ฆ
#๐˜œ๐˜๐˜Š๐˜š๐˜ฐ๐˜ฎ๐˜ข๐˜ญ๐˜ช๐˜ข
#๐˜œ๐˜ฉ๐˜ค
#๐‘ขโ„Ž๐‘2030

Munaasbadda Xuska Maalinta Caalamiga ah ee ee Yoolka Caafimaadka loodhanyahay 2023 (Universal Health Coverage 2023).    ...
12/12/2023

Munaasbadda Xuska Maalinta Caalamiga ah ee ee Yoolka Caafimaadka loodhanyahay 2023 (Universal Health Coverage 2023).




Munaasabadda Xuska maalinta caalamiga ah ee caafimaadka loo dhanyahay (Universal Health Coverage)
12/12/2023

Munaasabadda Xuska maalinta caalamiga ah ee caafimaadka loo dhanyahay (Universal Health Coverage)

Munaasbadda Xuska Maalinta Caalamiga ah ee ee Yoolka Caafimaadka loodhanyahay 2023 (Universal Health Coverage 2023).
12/12/2023

Munaasbadda Xuska Maalinta Caalamiga ah ee ee Yoolka Caafimaadka loodhanyahay 2023 (Universal Health Coverage 2023).

Waxaa ku soo biiray Munaasbadda Xuska Maalinta Caalamiga ah ee ee Yoolka Caafimaadka loodhanyahay 2023 (Universal Health...
12/12/2023

Waxaa ku soo biiray Munaasbadda Xuska Maalinta Caalamiga ah ee ee Yoolka Caafimaadka loodhanyahay 2023 (Universal Health Coverage 2023). Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr Cali Xaaji Aadam , iyo Wasiiru Dowllaha Wasaradda Caafimaadka Dr Maryam Maxamad Xuseen, Wasiir ku xigeenka Wasaradda Haweenka , Madax ka soctay labada barlamaan, Madaxda sare ee Hay'addaha Caalamiga ah ee taageero Caafimaadka.

U jeedada Yoolka Caafimaadka loodhanyahay waa sinnaan iyo in nidaamyada Caafimaadku u shaqeeyaan in qof kasta uu helo Caafimaad dhamaystiran iyada oo aan loo eegin cidda ay yihiin, meesha ay ku nool yihiin, ama inta lacag ee ay haystaan, waxayna qeyb ka tahay hiigsi xaqiijinta qorshaha Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee ah in Muwaadin kasta uu hello xuquuqdii Caafimaad ee uu u baahnaa.

Waxaa hada socoto Munaasbadda Xuska Maalinta Caalamiga ah ee ee Yoolka Caafimaadka loodhanyahay 2023 (Universal Health C...
12/12/2023

Waxaa hada socoto Munaasbadda Xuska Maalinta Caalamiga ah ee ee Yoolka Caafimaadka loodhanyahay 2023 (Universal Health Coverage 2023), Munaasbadda ayaa ka dhacayso Hoteelka Decale ee Magaaladda Muqdisho.

Address

28RX+5W6, Corso Somalia
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when UHC Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share