Oasis Cancer Hospital

Directions Website

Oasis Cancer Hospital Somaliaโ€™s First Cancer Hospital Specialized diagnostics & Advanced treatment
Beacon of hope for cancer patients.
(1)

01/10/2026

waa maxay Kelyo-dhaqis (dialysis) yaase u baahan?

La tasho dhakhtar-ka kelyaha Dr Mohamed Arale si laguu qiimeeyo. Ballan ka qabso Oasis Cancer Hospital: 2228.

30/09/2026

๐——๐—ฒ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜๐—ถ๐—ฎ ma aha hilmaamid caadi ah oo keliya balse waxay saameyn kartaa xusuusta, fikirka, hadalka iyo awoodda qofka uu ku maareeyo nolol maalmeedkiisa.

Haddii aad aragto hilmaamid sii badanaysa, jahawareer ama isbeddel ku yimaada dabeecadda qofka, la tasho dhakhtar.

๐Ÿ“ž Balan ka qabso: 2228

28/09/2026

Shuban iyo matag carruurta ku dhaca mararka qaar waxay si degdeg ah u keeni karaan fuuqbax.
Ogow calaamadaha, tallaabada saxda ahna qaado waqtigeeda.

๐——๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—น๐—น๐—ฎ-๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฒ๐˜†๐—ป ๐—พ๐˜‚๐—ฟ๐˜‚๐˜… ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฟ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—น ๐˜€๐—ฎ๐˜… ๐—ฎ๐—ต. ๐ŸฆทQeybta Afka & Ilkaha ee Oasis Cancer Hospital waxaad ka...
28/09/2026

๐——๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—น๐—น๐—ฎ-๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฒ๐˜†๐—ป ๐—พ๐˜‚๐—ฟ๐˜‚๐˜… ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฟ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—น ๐˜€๐—ฎ๐˜… ๐—ฎ๐—ต. ๐Ÿฆท

Qeybta Afka & Ilkaha ee Oasis Cancer Hospital waxaad ka heli kartaa adeegyo kala duwan oo ay ka mid yihiin:

โ€ข Nadiifinta ilkaha & cirridka
โ€ข Buuxinta ilkaha
โ€ข Toosinta ilkaha (Braces)
โ€ข Caddeynta ilkaha

Ka Qabso ballantaada: 2228
Waddada Cabdiqaasim, Degmada Hodan

๐— ๐—ฎ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ๐˜† ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐˜„๐—ฎ๐—ฐ ๐—ท๐—ถ๐—น๐—ถ๐—ฏ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—ฐ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ?Haddii aad qabto ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐˜„๐—ฎ๐—ฐ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—”๐—–๐—Ÿ, ๐—ฃ๐—–๐—Ÿ, ๐— ๐—ฒ๐—ป๐—ถ๐˜€๐—ฐ๐˜‚๐˜€ ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ ๐˜€๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ท๐—ถ...
26/09/2026

๐— ๐—ฎ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ๐˜† ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐˜„๐—ฎ๐—ฐ ๐—ท๐—ถ๐—น๐—ถ๐—ฏ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—ฐ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ?

Haddii aad qabto ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐˜„๐—ฎ๐—ฐ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—”๐—–๐—Ÿ, ๐—ฃ๐—–๐—Ÿ, ๐— ๐—ฒ๐—ป๐—ถ๐˜€๐—ฐ๐˜‚๐˜€ ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ ๐˜€๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ท๐—ถ๐—น๐—ถ๐—ฏ๐—ธ๐—ฎ, Oasis Cancer Hospital waxaad ka heli kartaa baaritaan iyo daaweyn ku habboon oo kaa caawinaya inaad dib ugu soo laabato Garoomada.

๐Ÿ“ž Ballanso: 2228
๐Ÿ“ Wadada Cabdiqaasim, Degmada Hodan, Muqdisho.

24/09/2026

๐Œ๐š๐ซ๐š๐ -๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐๐ฎ๐ค๐š๐š๐ง๐ค๐ž๐ž๐ง๐š | ๐๐š๐ฒ๐›๐ญ๐š ๐Š๐ž๐ฅ๐ฒ๐จ-๐๐ก๐š๐ช๐ข๐ฌ๐ญ๐š

Bukaan kasta wuxuu leeyahay qiso u gaar ah, safar caafimaad iyo waayo-aragnimo mudan in la dhageysto.

Mid ka mid ah bukaannadeena qaybta Kelyo-dhaqista ee Oasis Hospital ayaa nala wadaagaya safarkiisa iyo sida adeegga kelyo-dhaqistu uga caawiyay maaraynta xaaladdiisa caafimaad.

Oasis Hospital, daryeelka bukaanka iyo tayada adeegga caafimaadku waa mudnaanteenna.

๐Ÿ“ž Wixii faahfaahin iyo ballan-qabasho: 2228

23/09/2026

Ka digtoonow calaamadaha kansarrada ku dhaca haweenka.

Ogaanshaha h**e wuxuu badbaadin karaa noloshaada.

Caafimaadkaaga, wacyigaaga, tallaabadaada h**e waa muhiim.

22/09/2026

๐—ก๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ณ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐˜‚ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐˜๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐˜€๐—ธ๐—ฎ๐˜…๐—ฑ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ท๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ฒ.

Calaamadahan mar walba ma aha kuwo halis ah, balse haddii ay soo noqnoqdaan ama sii socdaan, waxaa muhiim ah in la ogaado sababta keentay.

Oasis Hospital waxaad ka heli kartaa adeegyada Neurology iyo qiimeyn uu sameeyo dhakhtar takhasus leh.

๐Ÿ“ž Ballan qabso: 2228

TACSI TIIRAANYO LEHุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู† Maamulka, dhakhaatiirta iyo dhammaan howlwadeennada Isbitaalka waxay tacsi t...
21/09/2026

TACSI TIIRAANYO LEH

ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†

Maamulka, dhakhaatiirta iyo dhammaan howlwadeennada Isbitaalka waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ๐—”๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—œ๐˜€๐—ฏ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ, ๐— ๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ฒ ๐—•๐˜‚๐—ฟ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ, oo uu geeriyooday aabbihii.

Bahda Isbitaalku waxay Agaasimaha, qoyskiisa, ehelka iyo asxaabta la qeybsanayaan murugada iyo xanuunka geerida, waxayna Alle SWT uga baryayaan marxuumka inuu ka waraabiyo ๐—๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐˜๐˜‚๐—น ๐—™๐—ถ๐—ฟ๐—ฑ๐—ผ๐˜„๐˜€๐—ฎ, ehelka iyo qaraabadana uu ka siiyo samir iyo iimaan.

Aamiin... Aamiin... Aamiin.

20/09/2026

La socodka joogtada ah ee koritaanka ilmaha wuxuu kaa caawin karaa in xili h**e la ogaado haddii uu jiro dib-u-dhac ama arrin u baahan qiimeyn caafimaad.

La soco koritaanka ubadkaaga - tallaabo kasta oo horumar ahi waa muhiim.

Address

Somalia, Benadir, Degmada Hodan, Abdikasim Road
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Oasis Cancer Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category