Abdirafi' Said Elmi

Call Directions Contact the practice

Abdirafi' Said Elmi A long life learner 📝🔍
INTRESTED in personal DEVELOPER.⬆
|Jonior-MEDICAL-DOCTOR|👨‍⚕💉💊

Masha'allah well deserved.💯Congrats Dr Suldan.💯💯
14/09/2026

Masha'allah well deserved.💯
Congrats Dr Suldan.💯💯

Congratulations to Dr. Suldan Abdullahi Ali on your appointment as Head of Medicine for the Faculty of Medicine and Health Sciences-SIMAD University.

We look forward to your contributions in strengthening medical education and advancing the academic and clinical priorities of the Faculty.

14/09/2026

🔵 𝐂𝐇𝐀𝐋𝐋𝐄𝐍𝐆𝐈𝐍𝐆 𝐓𝐇𝐄 𝐃𝐈𝐀𝐁𝐄𝐓𝐄𝐒 𝐃𝐎𝐆𝐌𝐀

𝐒𝐨𝐧𝐤𝐨𝐫𝐨𝐰𝐠𝐚 𝐍𝐨𝐨𝐜𝐚 𝟐-𝐚𝐚𝐝 ma geli karaa xaalad hoos-u-noqosho (𝐫𝐞𝐦𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧), mise arrintaasi waa rajo aan xaqiiqo cilmiyeed ku dhisnayn?

𝐍𝐨𝐯𝐚 𝐃𝐢𝐚𝐠𝐧𝐨𝐬𝐭𝐢𝐜𝐬 & 𝐑𝐞𝐬𝐞𝐚𝐫𝐜𝐡 waxay martigelinaysaa kulan aqooneed si qoto dheer loogu falanqaynayo fahamka casriga ah ee 𝐓𝐲𝐩𝐞 𝟐 𝐃𝐢𝐚𝐛𝐞𝐭𝐞𝐬 𝐑𝐞𝐦𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧

Kulanku wuxuu iftiimin doonaa aragtida ka gudbaysa in sonkorowga laga eego gulukoosta oo keliya, lana fahmo doorka muhiimka ah ee insulin-ta iyo caafimaadka dheef-shiidka.

Waxaa sidoo kale lagu soo bandhigi doonaa caddaymo laga helay daraasadaha caafimaad iyo kiisaska dhabta ah, si loo kala saaro xaqiiqada cilmiyeed iyo fikradaha aan salka adag lahayn.

🎙️ Soo-jeediye: 𝐃𝐫. 𝐇𝐚𝐬𝐬𝐚𝐧 𝐘𝐮𝐬𝐮𝐟 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐞

📅 Khamiis, 17 September 2026
🕖 7:00 PM — Salaadda Maqrib kadib
📍 Nova Hall, Mogadishu

Ka soo qaybgal, su’aalahaagana jawaab cilmiyeed u hel.

31/05/2026

Qaarkamida kamid ah aqoonyahanka dufcadii 9-aad ee ka aflaxday Dugsiga Maxamuud Xarbi, kuwaas oo kafaa'iidaystay munaasabadii ciida Carafa ayaa yeeshay kulan iskawarqab iyo isxogwaraysi ah oo lagu xoojinaayo xiriirka iyo iskaashiga dhaxdooda ah ee mustaqbalka
2017-2026.

Iskuxirnaanta iyo wadajirku waa awood.



.

Address

Mogadishu

Telephone

+252618655200

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirafi' Said Elmi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Abdirafi' Said Elmi:

Shortcuts

Share

Category