15/10/2026
Isbitaalka Jazeera waxaa ka howlgala Associate Prof. Dr. Mohamed Abdullahi Mohamud, oo ku takhasusay daaweynta cudurrada wadnaha iyo furista xididdada dhiigga.
Waxaad ka heli kartaa baaritaanno casri ah sida Stress ECG, ECHO iyo Holter ECG.
Nala soo xiriir: 4443
Jazeera Hospital – Noogu Kaalay Adeeg Caafimaad oo Dhameystiran.