26/05/2026
โจ๐ Ciidul Adxa Mubaarak ๐โจ
Shirkadda Basira waxay hambalyo iyo bogaadin u direysaa dhammaan umadda Soomaaliyeed, gaar ahaan macaamiisheena qiimaha badan munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxa. ๐๐
๐ Ciid wanaagsan
๐ค Farxad iyo reyn-reyn ku ciida
๐คฒ Allah ha naga aqbalo camalkeenna suuban