02/09/2026
SHEEKADII FARXADDA โ 2 BILOOD KADIB
Laba bilood ka hor, waxaan idinla wadaagnay sheekada lammaanahan oo muddo 3 sano ah la tacaalayay dhibaatooyin hormoonno iyo dhicis soo noqnoqday.
Iyagoo raadinaya xal iyo rajo, waxay yimaadeen Marwa Fertility Center, halkaas oo ay ka heleen daryeel iyo daaweyn ku habboon xaaladdooda.
Markaas waxay maraysay bisha 7-aad ee uurka, iyadoo rajaynaysa in safarkeedu si nabad ah ugu dhammaado farxadda hooyonimada.
๐ ๐ฎ๐ฎ๐ป๐๐ฎ, ๐๐น๐
๐ฎ๐บ๐ฑ๐๐น๐ถ๐น๐น๐ฎ๐ฎ๐ต, ๐๐ต๐ฒ๐ฒ๐ธ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐๐ฎ๐
๐ฎ๐ ๐ด๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐๐ฎ๐ ๐บ๐ฒ๐ฒ๐น ๐ณ๐ฎ๐ฟ๐
๐ฎ๐ฑ ๐น๐ฒ๐ต.
Hooyadii waxay si nabad ah ugu umushay isla Isbitaalka Marwa, qeybta Hooyada iyo Dhalmada, waxaana maanta kula dabaaldegaynaa iyada iyo ilmaheeda cusub farxadda hooyonimada.
๐ฆ๐ต๐ฎ๐น๐ฎ๐ ๐๐ฎ๐
๐ฎ๐ ๐ฎ๐ต๐ฎ๐๐ฑ ๐ฟ๐ฎ๐ท๐ผ ๐ถ๐๐ผ ๐๐๐ด๐ถ๐๐ฎ๐ฎ๐ป, ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ป๐๐ฎ ๐๐ฎ๐
๐ฎ๐ ๐๐ฎ๐ต๐ฎ๐ ๐ณ๐ฎ๐ฟ๐
๐ฎ๐ฑ ๐ถ๐๐ผ ๐ถ๐น๐บ๐ผ ๐น๐ฎ๐ฎ๐ฏ๐๐ฎ ๐น๐ฎ๐ด๐ ๐ต๐ฎ๐๐ผ.
Alle ha u barakeeyo ilmaha, hana ka dhigo ubad caafimaad qaba oo waalidkii indhahooda ku qaboojiya.
๐ ๐ฎ๐ฟ๐๐ฎ ๐๐ฒ๐ฟ๐๐ถ๐น๐ถ๐๐ ๐๐ฒ๐ป๐๐ฒ๐ฟ โ waxaan kula soconnaa safarkaaga, laga bilaabo rajada ilaa farxadda.
Xarunta Rajooyinka Qoysaska.
๐ 0611221111 / 0611222211
๐ Lambarka Gaaban: 7222