Al Ixsan Eye Dr Social

Al Ixsan Eye Dr Social Al ixsan Eye Dr social waa xarun Caafimaad oo lagu daweeyo Cudarada indhaha lehna Cabir heer sare iyo Farmashi casriya.

adeegyada aan qabano waxaa kamid ah
1.Daaweynta
2.Cabirka Arag
3.Qaliiimada Indhaha
4.Latalinta bukaanka

01/08/2026

Dr. Social Opticals
Your Vision is our priority!

Ogaanshaha Muuqaal Dhab Ah Wuxuu Ka Billaabmaa Halkan! πŸŒŸβ€‹Kala kulan daryeel caafimaad oo dhamaystiran iyo muraayado casr...
30/07/2026

Ogaanshaha Muuqaal Dhab Ah Wuxuu Ka Billaabmaa Halkan! 🌟
​Kala kulan daryeel caafimaad oo dhamaystiran iyo muraayado casri ah Dr. Social Opticals. Hadii aad u baahan tahay baaritaan indhaha ah, muraayado (ookiyaalo) ku habboon indhahaaga, ama lensis raaxo leh, waxaan diyaar u nahay inaan daryeelno indhahaagaβ€”maalin iyo habeenba!
​Maxaad Noo Dooranaysaa?
β€‹πŸ‘¨β€βš•οΈ Baaritaan Indhaha oo Xirfad Leh – Baaritaan sax ah oo daryeel leh.
β€‹πŸ•ΆοΈ Muraayado Casri Ah & Naqshado Qurux Badan – Ka hel muuqaalka kugu habboon wejigaaga.
β€‹πŸ‘οΈ Lenses Qadarin Leh & Ilaalin – Anti-glare (kaga hortagga iftiinka nalka), blue-light filter (badbaadinta shaashadaha), iyo scratch-resistant (kaga hortagga xagashada).
β€‹πŸ’° Qiimo Jaban – Muraayado tayo sare leh oo ku habboon miisaaniyad kasta.
​⏰ Mar Walba Furan – Adeeg 24/7 ah marka aad noo baahato!
​"Aragtidaada Aad Baan U Tixgelinnaa"
β€‹πŸ“ Nala Soo Xiriir!
β€‹πŸ“ž Taleefanka: +252 61 491 2323
β€‹πŸ“ Goobta: Dharkeenley, Tabakayo Madow
​⏰ Sacadaha Shaqada: Furan 24 Saac / 7 Maalmood Toddobaadkii
β€‹πŸ‘‰ Qabso Ballantaada Baaritaanka Indhaha Maanta! www.drsocialopticals.com
​

Baaritaan u gaar ah Daryeelka Araga Indhaha Caruurta.
29/07/2026

Baaritaan u gaar ah Daryeelka Araga Indhaha Caruurta.

πŸŒ™πŸ€² Jumco Wanaagsan.πŸ‘οΈ Daryeelka indhaha waa masuuliyad muhiim ah.Haddii aad dareemayso isbeddel ku yimaada araggaaga, na...
02/07/2026

πŸŒ™πŸ€² Jumco Wanaagsan.

πŸ‘οΈ Daryeelka indhaha waa masuuliyad muhiim ah.
Haddii aad dareemayso isbeddel ku yimaada araggaaga, nagu soo booqo si aad u hesho baaritaan iyo daryeel xirfadeed.

πŸ“ Degmada Dharkenley, Isgoyska Tabakaayo Madow
πŸ“ž 0614 912323

Ilaahay ha idinka aqbalo ducadiinna, Jimcadiinnuna ha noqoto mid kheyr iyo barako leh. Aamiin. πŸ’™

πŸ‡ΈπŸ‡΄ Hambalyo Maalinta Xorriyadda Soomaaliya! Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed munaa...
30/06/2026

πŸ‡ΈπŸ‡΄ Hambalyo Maalinta Xorriyadda Soomaaliya!

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda 1-da Luulyo, maalinta xorriyadda iyo midnimada Soomaaliyeed.

Waxaan Alle uga baryeynaa inuu dalkeenna ku manneysto nabad waarta, horumar iyo barwaaqo, shacabka Soomaaliyeedna uu siiyo caafimaad, isku duubni iyo guulo joogto ah.

πŸ“ Goobta: Degmada Dharkenley, Isgoyska Tabakaayo Madow
πŸ“ž Nala soo xiriir: 0614 912323

AL-IXSAAN Eye Hospital Dr. Social
Araggaaga waa mudnaanteenna.

πŸ‡ΈπŸ‡΄ Guul Soomaaliya! Hambalyo 1-da Luulyo! πŸ‡ΈπŸ‡΄

πŸ“’ Ogeysiis Muhiim ahWaxaan si farxad leh idiinku soo gudbineynaa in Dr. Social uu dib ugu soo laabtay shaqadiisii caadig...
30/06/2026

πŸ“’ Ogeysiis Muhiim ah

Waxaan si farxad leh idiinku soo gudbineynaa in Dr. Social uu dib ugu soo laabtay shaqadiisii caadiga ahayd kadib safarkii Cumrada.

Hadda waxaad mar kale heli kartaa adeegyo indho oo casri ah, baaritaanno sax ah iyo daryeel caafimaad oo tayo leh, iyadoo ay ku adeegayaan khubaro ku takhasusay caafimaadka indhaha.

πŸ“ Goobta: Degmada Dharkenley, Isgoyska Tabakaayo Madow
πŸ“ž Nala soo xiriir: 0614 912323

AL-IXSAAN Eye Hospital Dr. Social – Araggaaga waa mudnaanteenna. Soo booqo maanta si aad u ilaaliso caafimaadka indhahaaga.

πŸ‘οΈ Araggaagu waa hanti qaali ah, Waxaan kuu haynaa adeegyo casri ah oo lagu daryeelayo caafimaadka indhahaaga, kuwaas oo...
28/06/2026

πŸ‘οΈ Araggaagu waa hanti qaali ah, Waxaan kuu haynaa adeegyo casri ah oo lagu daryeelayo caafimaadka indhahaaga, kuwaas oo ay bixiyaan dhakhaatiir khibrad leh u leh shaqada ay qabanayaan.
Adeegyada aan bixino waxaa kamid ah

βœ… Baaritaan indhaha oo dhameystiran
βœ… Daaweyn tayo sare leh
βœ… Qalliimo casri ah
βœ… La-talin iyo daryeel joogto ah

πŸ“ Goobta: Degmada Dharkenlay, Isgoyska Tabakaayo Madow
πŸ“ž Nala soo xiriir: 0614 912323

Kulanka Afur  Wadareedka Shaqaalaha Al-Ixsaan Eye Hospital Dr Social ee Munaasabadda barakeysan ee Yawmul Canshuura.    ...
25/06/2026

Kulanka Afur Wadareedka Shaqaalaha Al-Ixsaan Eye Hospital Dr Social ee Munaasabadda barakeysan ee Yawmul Canshuura.







πŸŒ™βœ¨

πŸŒ™ kulanka afur wadareedka shaqaalaha Al-Ixsaan Eye Hospital Dr Social ee munaasabadda barakeysan ee Yawmul Canshuura.πŸ“… T...
24/06/2026

πŸŒ™ kulanka afur wadareedka shaqaalaha Al-Ixsaan Eye Hospital Dr Social ee munaasabadda barakeysan ee Yawmul Canshuura.

πŸ“… Taariikh: 25-06-2026
πŸ“ Goobta: Coffe Castella Taleex

Kulankani waa fursad lagu xoojinayo wadajirka, isjacaylka iyo iskaashiga ka dhexeeya shaqaalaha, iyadoo lagu kulmayo jawi ay ku dheehan tahay walaaltinimo iyo qadarin.







πŸŒ™βœ¨

Waalid caruurtaada MAKU ADAG TAGEY ARAGA FOG IYO ARAGA DHAW?Haddii aad ku dhibtoonayso akhriska buugaagta, isticmaalka t...
21/06/2026

Waalid caruurtaada MAKU ADAG TAGEY ARAGA FOG IYO ARAGA DHAW?

Haddii aad ku dhibtoonayso akhriska buugaagta, isticmaalka taleefanka ama aad si cad u arki weydo meelaha fog, ha iska indha tirin calaamadahan.
Baaritaan deg deg ayaa kaa caawin kara in dhibaatada si degdeg ah loo ogaado loona daweeyo.

πŸ“ Goobta: Degmada Dharkenley, agagaarka Isgoyska Tabakaayo Madow
πŸ“ž Nala soo xiriir: 0614912323

Address

Dharkenley
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al Ixsan Eye Dr Social posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share