Maqal Stream

Maqal Stream Xogtii aad ka maqneyd, halkan ka hel!

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB GALAY XUSKA SANNAD GUURADA 66-AAD EE AAS-AASKA CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEED
12/04/2026

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB GALAY XUSKA SANNAD GUURADA 66-AAD EE AAS-AASKA CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEED

Shacabka Jamhuuriyadda Jabuuti waxa ay saakay oo Jimca ah dooranaayo Madaxweynaha. Waxaa ku tartami doono musharaxiinta ...
10/04/2026

Shacabka Jamhuuriyadda Jabuuti waxa ay saakay oo Jimca ah dooranaayo Madaxweynaha. Waxaa ku tartami doono musharaxiinta kala ah Madaxweynaha iminka talada dalka haya ahna Musharax Ismaaciil Cumar Geelle oo u tartamaya Xisbiga UMB iyo Shan xisbi Siyaasadeed oo kale kuwaas oo ku mideysan musharax Maxamed Faarax Samatar oo u tartamaya xisbiga CDU.

Garsoore Cumar Cabduqaadir Cartan oo ka mid noqday garsoorayaasha loo xushay inay dhexdhexaadiyaan tartanka Koobka Adduu...
09/04/2026

Garsoore Cumar Cabduqaadir Cartan oo ka mid noqday garsoorayaasha loo xushay inay dhexdhexaadiyaan tartanka Koobka Adduunka (World Cup) ee lagu qaban doono Qaarada Ameerika.

Hambalyo Garsoore

Hogaamiyaha Ku-meel-gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Jabriil Cabdirashiid Xaaji ayaa Cali Cabdulaahi Isaaq U-Magaca...
04/04/2026

Hogaamiyaha Ku-meel-gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Jabriil Cabdirashiid Xaaji ayaa Cali Cabdulaahi Isaaq U-Magacaabay Agaasimaha Guud Madaxtooyada Dowlada Koonfur Galbeed.

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Baydhabo, halkaas oo kusoo dhaweeyay Hoggaamiyaha a...
03/04/2026

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Baydhabo, halkaas oo kusoo dhaweeyay Hoggaamiyaha ay DFS u magacowday inuu hoggaamiyo KGS.

Deg Deg.Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xassan Sheikh Maxamuud ayaa hada ka degay garoonka diyaaradaha S...
03/04/2026

Deg Deg.
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xassan Sheikh Maxamuud ayaa hada ka degay garoonka diyaaradaha Shaati Gaduud ee magaalada Baydhabo.

Raysal Wasaare ku-xigeenka JFS, Jibriil Cabdirashiid oo ayaa loo magacaabay Hoggaamiyaha Kumeel-gaadhka ah ee Koonfurgal...
01/04/2026

Raysal Wasaare ku-xigeenka JFS, Jibriil Cabdirashiid oo ayaa loo magacaabay Hoggaamiyaha Kumeel-gaadhka ah ee Koonfurgalbeed, iyada oo uu xilka haynayo inta ay DFS ka qabanayso doorasho toos ah.

Gudoomiye Aadan Madoobe ayaa u yeeray saxaafadda Koonfur Galbeed. Lama oga sababta rasmiga ah.
01/04/2026

Gudoomiye Aadan Madoobe ayaa u yeeray saxaafadda Koonfur Galbeed. Lama oga sababta rasmiga ah.

Sheekh Cali Wajiis ayaa sheegay in Abdiaziz Laftagareen uu ahaa “qodax laga siibey dowladnimada Soomaaliyeed,”
01/04/2026

Sheekh Cali Wajiis ayaa sheegay in Abdiaziz Laftagareen uu ahaa “qodax laga siibey dowladnimada Soomaaliyeed,”

Shan waxyaabood ka ogaaw Dagaalka iran ka hor:1- Eeraan ma aysan Koontarooleyn Marinka Hormuz, Hada ayada ayaa gacanta k...
01/04/2026

Shan waxyaabood ka ogaaw Dagaalka iran ka hor:

1- Eeraan ma aysan Koontarooleyn Marinka Hormuz, Hada ayada ayaa gacanta ku haysa.

2- Dagaalka ka hor, Shidaalka Eeraan cunaqabateyn ayaa saarneyd, Hada ma saarna oo waa laga qaaday.

3- Dagaalka ka hor, Shidaalka raqiis ayuu ahaa, Hada waa qaaliyoobay.

4- Dagaalka ka hor, Saldhigyada Mareykanka ee Gobolka Barigdhaxe waxey aheeyeen Hanti, Hadda waa culeys( Liabilities).

5- Dagaalka ka hor, Sicir bararka aduunka hoos ayuu u socday, Hada cirkaas ayuu marayaa.

Xigasho.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay agaasimeyaasha Gu...
01/04/2026

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid ah wasaaradaha

1- Mudane Yuusuf Cali Maxamed
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga.

2- Mudane Maxamed Saney Dalmar
Agaasimaha Guud ee wasaaradda Arrimaha Shaqada iyo Bulshada.

3- Mudane Cabdifataax Cabdiqaadir Faarax
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta
Dhaqaalaha.

4- Mudane Guuleed Cabdijaliil Cali
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa.

5- Mudane Yuusuf Xasan Isaaq
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada.

6- Mudane Maxamed Xasan Shire
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha.

Address

Mogadishu

Telephone

+252614344467

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maqal Stream posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Maqal Stream:

Share