Sama-Kaab Multispecialty Hospital

Call Directions Website Contact the practice

Sama-Kaab Multispecialty Hospital As SAMA-KAAB multispecialty
we are committed to providing you with the best and most convenient healthcare

🩻 X-RAY!Samakaab Multispecialist Hospital wuxuu kuu diyaarshay adeegga X-Ray, si loo baaro loona ogaado xaaladaha lafaha...
28/09/2026

🩻 X-RAY!

Samakaab Multispecialist Hospital wuxuu kuu diyaarshay adeegga X-Ray, si loo baaro loona ogaado xaaladaha lafaha iyo qaybaha kale ee jirka.

🏥 Samakaab Multispecialist Hospital
📍 Muqdisho
📞 Nala soo xiriir oo hel adeeg caafimaad oo la isku halayn karo.

24/09/2026

Sama-Kaab Multispecialty Hospital

🦴 ADEEG PHYSIOTHERAPY OO DHAMEYSTIRANMa la tacaalaysaa xanuun lafaha, murqaha ama kala-goysyada? Waxaan kuu haynaa adeeg...
21/09/2026

🦴 ADEEG PHYSIOTHERAPY OO DHAMEYSTIRAN

Ma la tacaalaysaa xanuun lafaha, murqaha ama kala-goysyada? Waxaan kuu haynaa adeeg Physiotherapy oo casri ah, si aad u hesho daryeel, daaweyn iyo soo kabasho wanaagsan.

📍 Sama-Kaab Multispecialist Hospital – KM4 Zoobe, Muqdisho
📞 Telefoon: 7373

15/09/2026

Ustaad Aweys Hassan Mohamed waa ku mahadsantahay wareeysigaan qiimaha badan ee bulshada kugu xiran u soo gudbineysid iyo dhamaan bulshada Somaliyeed.

15/09/2026

Safarada Caafimad Ee Dalka Dibadiisa Ma La Yareen Kara?
# Aweyscodey .

07/09/2026

🩺 Maanta waa maalintii ugu dambeysay ee Dr. Bala Raja uu bukaanada ku qaabilayo Samakaab Hospital.

06/09/2026

🩺Waxaa si rasmi ah u socota maalinta 4-aad ee adeegyada caafimaad ee Dr. Bala Raja ee Samakaab Multispecialist Hospital.

Maanta, Dr. Bala Raja wuxuu si gaar ah uga shaqeynayaa qalliinnada lafdhabarta (Spine Surgery) isagoo adeegsanaya khibrad iyo aqoon takhasus leh si loo qiimeeyo loona daweeyo xaaladaha kala duwan ee lafdhabarta.

🏥 Daryeel takhasus leh •Khibrad Adeeg caafimaad oo tayo leh

Ustaad Aweys Hassan Mohamed waad ku mahadsantahay booqashada ad noogu timid waxaan aabe u rajeynaynaa caafimad iyo kabas...
05/09/2026

Ustaad Aweys Hassan Mohamed waad ku mahadsantahay booqashada ad noogu timid waxaan aabe u rajeynaynaa caafimad iyo kabasho deg deg ah.

La Kulan DR.Bala Raja Sekhar Chandra

Dr. Bala Raja oo ku talhasusay NEERFAHA & QALLIIMADA LAF-DHABARTA| ayaa Samakaab Hospital ku qaabilaya Bukaanno uga kala yimid Gobolada Dalka iyo kuwa Ku Nool Muqdisho.

Maanta ayaan ku booqday xaruunta Samakaab, waxa aan idinla wadaagi karo ayaa ah in uu leeyahay Sumcad iyo Takhasus -Neuro Surgery, Spine Surgery
Iyo khibrad 17 Sano ah .| NEERFAHA & QALLIIMADA LAF-DHABARTA|

Sidoo kale waxaan la sheekeystay Qaar ka mid ah Bukaano Horay uu ula kulmay Dr Bala, waana sababta aan ula kulansiisayay Aabe Hassan oo 8 Sano naga xanuunsan.

Haddii ay jirto cid u baahan Talo bixin iyo Daweyn maalmaha uu joogo Dr. Bala waxa ay kala xiriiri karaan 0617655572 ama Numberka Gaaban 7373

-MAHADSANID-

04/09/2026

🩺 Maalinta 2-aad ee adeegga Dr. Bala Raja!🏥✨

Maanta oo Jimco ah waxaa si habsami leh uga socota Samakaab Multispecialist Hospital qaabilista iyo qalliinka bukaannada ee uu Dr. Bala Raja u hayo bulshada Soomaaliyeed.

Address

Sama-kaab Multispecialty Hospital
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sama-Kaab Multispecialty Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Sama-Kaab Multispecialty Hospital:

Shortcuts

Share

Category