Dr.Abdirashid A.Tohob

Dr.Abdirashid A.Tohob latalinta cudurada guud iyo uurkujirta.

08/06/2026
Latasho dhaqtarka cudurada guudInternal medicine specialistDR.abdirashid tohob
10/05/2026

Latasho dhaqtarka cudurada guud
Internal medicine specialist
DR.abdirashid tohob

⚠️ Wacyigelin Muhiim ah: Cudurka Hantavirus ⚠️Fayraskan wuxuu ku gudbi karaa: • Kaadida jiirka• Saxarada jiirka• Candhuu...
08/05/2026

⚠️ Wacyigelin Muhiim ah: Cudurka Hantavirus ⚠️

Fayraskan wuxuu ku gudbi karaa:
• Kaadida jiirka
• Saxarada jiirka
• Candhuufta jiirka
• Hawada ka dhalata meelaha ay jiirku wasakheeyeen
🤒 Calaamadaha lagu arki karo waxaa ka mid ah: • Qandho
• Madax xanuun
• Murqo xanuun
• Daal badan
• Neefsashada oo dhib noqota
🛡️ Si looga hortago cudurkan, bulshada Soomaaliyeed waxaa muhiim u ah: ✅ In guryaha iyo goobaha ganacsiga si joogto ah loo nadiifiyo
✅ In cuntada si wanaagsan loo daboolo loona keydiyo
✅ In la xiro meelaha ay jiirku ka soo galaan
✅ In gacmaha si joogto ah loo dhaqo
✅ In taxaddar dheeraad ah la sameeyo marka la nadiifinayo meelaha ay jiirku joogaan
📌 Nadaafaddu waa difaaca koowaad ee caafimaadka bulshada.
Ilaali naftaada, qoyskaaga, iyo bulshadaada

Only For Educational Purpose.                                                   Patient Age 30 year Female C/O Upper abd...
06/05/2026

Only For Educational Purpose. Patient Age 30 year Female C/O Upper abdomen pain and Vomiting 🤮

11/04/2026

Xanuun kamida kuwa kudhaca Neerfaha.

Latasho Drka cudurada guud iyo uurkujirta.
08/04/2026

Latasho Drka cudurada guud iyo uurkujirta.

20/03/2026

Wacyigalinta maalmaha ciida.

Address

Mogadishu

Telephone

+252610200022

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.Abdirashid A.Tohob posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category