Dr Faadumo Carab

Dr Faadumo Carab OBS/GYN

09/06/2026

Bukaankayga marka aan u deego ee hadana asigo faraxsan salaan iigu imaado. Waa dareen gooni ah

26/05/2026

U adeegidda hooyada Soomaaliyeed waa farxad ii gaar ah. Markaan arko hooyo caafimaad qabta iyo ubadkeeda oo xaaladdoodu wanaagsan tahay, farxaddaydu way sii labanlaabmaysaa, Alxamdulillaah.

Yamani Xasan iyo reerkiisa, gaar ahaan ubadka yaryar, waxaan leenahay caafimaad taam ah.
Samakaal Hospital waa hoyga adeegga qoyska iyo daryeelka bulshada.

26/05/2026

Yamani hasan iyo marwadiisa waxaan leenhaay hambalyo ilaah gabadhiina ha idiin deysto

🌙 Jumco Wanaagsan 🌙Jumco wanaagsan dhamaan umadda Soomaaliyeed, gaar ahaan hooyooyinka sharafta leh ❤️Alle ha idinka aba...
10/04/2026

🌙 Jumco Wanaagsan 🌙

Jumco wanaagsan dhamaan umadda Soomaaliyeed, gaar ahaan hooyooyinka sharafta leh ❤️

Alle ha idinka abaal mariyo dadaalka, naxariista iyo samirka aad u leedihiin qoysaska iyo bulshada. Hooyo waa tiirka nolosha, waa naxariista guriga, waana iftiinka carruurta.

Ilaahay ha idin siiyo caafimaad, cimri dheer iyo farxad joogto ah.
Ducadiinna ha nala wada gaarsiiyo 🤲

Jumco Mubaarak!

Adeeg hufan . Iyo daryeel dhamesytiran noogu kaalay hooyo
03/04/2026

Adeeg hufan . Iyo daryeel dhamesytiran noogu kaalay hooyo

27/03/2026

Hooya kaab iyo hadiyada samakaal

07/02/2026

Hooyo fatuush

07/02/2026

Hooyo Samakaal Hospital waa wehel iyo walwal tire

07/02/2026

Hooya walba oo uur leh waxay u xaq leedahay kaarka hooya kaab

07/02/2026

Fursad kaarka hooya kaab

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Faadumo Carab posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category