Aden Abdulle Hospital

Call Directions Website Contact the practice

Aden Abdulle Hospital Hooyga waaya aragga caafimaad Hoyga Waaya Aragga Caafimaad

๐Ÿ•Œ Jimco MubaarakAden Abdulle Hospital wuxuu dhammaan bulshada Soomaaliyeed u rajeynayaa Jimco kheyr iyo barako leh.๏ดฟูˆูŽู…ูŽ...
02/10/2026

๐Ÿ•Œ Jimco Mubaarak

Aden Abdulle Hospital wuxuu dhammaan bulshada Soomaaliyeed u rajeynayaa Jimco kheyr iyo barako leh.

๏ดฟูˆูŽู…ูŽู† ูŠูŽุชูŽูˆูŽูƒู‘ูŽู„ู’ ุนูŽู„ูŽู‰ ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ู ููŽู‡ููˆูŽ ุญูŽุณู’ุจูู‡ู๏ดพ
โ€œQofkii Alle talo saarta, Alle ayaa ku filan.โ€
โ€” Suurat At-Talaaq 65:3

๐Ÿคฒ Alle ha inaga aqbalo cibaadada iyo ducada, hana inagu gallado caafimaad, nabad iyo barako.

Jimco Mubaarak โค๏ธ

Hooyo uurka leh, fursaddan ha moogaan!Aden Abdulle Hospital  wuxuu hooyooyinka uurka leh u diyaariyey baaritaanka Obstet...
30/09/2026

Hooyo uurka leh, fursaddan ha moogaan!

Aden Abdulle Hospital wuxuu hooyooyinka uurka leh u diyaariyey baaritaanka Obstetric Ultrasound-ka oo BILAASH ah KHAMIIS KASTA.

Baaritaankani wuxuu kaa caawinayaa in lala socdo: โ€ข Koritaanka iyo xaaladda ilmaha
โ€ข Garaaca wadnaha ilmaha
โ€ข Daโ€™da uurka
โ€ข Xaddiga biyaha uurka
โ€ข Xaaladaha u baahan dabagal dheeraad ah

๐Ÿ‘ฉโ€โš•๏ธ Dr. Halima Axmed
Dhakhtaradda Haweenka & Qalliimadooda

๐Ÿ“… Khamiis kasta
๐Ÿ’™ Computer-ka hooyada uurka leh โ€” WAA BILAASH

๐Ÿ“ž Wixii faahfaahin iyo ballan ah: 4747

Aden Abdulle Hospital โ€” Hooyga Waaya-Aragga Caafimaad.

โค๏ธ 29-ka September โ€“ Maalinta Wadnaha Adduunka | World Heart DayWadnahaagu wuxuu shaqeeyaa maalin iyo habeenba daryeelki...
29/09/2026

โค๏ธ 29-ka September โ€“ Maalinta Wadnaha Adduunka | World Heart Day

Wadnahaagu wuxuu shaqeeyaa maalin iyo habeenba daryeelkiisuna waa masuuliyad joogto ah.

Maalintan Wadnaha Adduunka, waxaan bulshada ku dhiirrigelinaynaa inay muhiimad gaar ah siiyaan caafimaadka wadnaha, iyagoo la socda cadaadiska dhiigga, sonkorta, kolestaroolka, isla markaana joogteeya dhaqdhaqaaqa jirka iyo cunto caafimaad leh.

๐Ÿซ€ **Wadne caafimaad qaba, nolol caafimaad qabta.

๐Ÿฅ Aden Abdulle Hospital
๐Ÿ“ž Call Center: 4747
๐Ÿ’™ Hooyga Waaya-Aragga Caafimaad

๐ŸฆŸ Hal qaniinyo oo aadan ogeyn ayaa ka dhalan karta saddex halis oo weyn.Kaneecadu ma aha oo keliya cayayaan dhib badan โ€”...
29/09/2026

๐ŸฆŸ Hal qaniinyo oo aadan ogeyn ayaa ka dhalan karta saddex halis oo weyn.

Kaneecadu ma aha oo keliya cayayaan dhib badan โ€” qaniinyadeedu waxay gudbin kartaa cudurro halis gelin kara caafimaadka.

โš ๏ธ Sidaas darteed, ka hortag qaniinyada kaneecada, ilaali nadaafadda deegaanka, kana fogow meelaha biyuhu fariistaan.

๐Ÿฅ Aden Abdulle Hospital
๐Ÿ“ž 4747
โค๏ธ Caring that feels right

28/09/2026

๐Ÿคฐ Hooyo uur ma leedahay? Caafimaadkaaga iyo caafimaadka ilmahaaga waa muhiim.

๐Ÿฅ Aden Adde Hospital wuxuu kuu diyaariyey Daryeelka Hooyada iyo Uurka, oo aad Khamiis kasta ku heli karto baaritaanka Obstetric Ultrasound-ka oo BILAASH ah.

๐Ÿฉบ Baaritaankani wuxuu kaa caawinayaa in lala socdo:
โ€ข Koritaanka iyo xaaladda ilmaha
โ€ข Garaaca wadnaha ilmaha
โ€ข Xaddiga biyaha uurka
โ€ข Daโ€™da uurka
โ€ข Xaaladaha u baahan dabagal dheeraad ah

โค๏ธ Ha sugin ilaa aad dhibaato dareento.

๐Ÿ“… Khamiis kasta
๐Ÿฅ Aden Adde Hospital
๐Ÿ’™ Obstetric Ultrasound โ€“ BILAASH

Kaalay Aden Adde Hospital, kana faaโ€™iidayso daryeelkan loogu talagalay hooyada iyo ilmaheeda.

๐Ÿ“ž Wixii faahfaahin ah: 4747

Aden Adde Hospital โ€” Hooyga Waaya-Aragga Caafimaad.

Jimco Mubaarak ๐ŸŒ™๐ŸคฒAlle SWT ha inaga aqbalo ducada iyo cibaadada, hana nagu gallado caafimaad, nabad iyo kheyr joogto ah.โ€œ...
25/09/2026

Jimco Mubaarak ๐ŸŒ™๐Ÿคฒ
Alle SWT ha inaga aqbalo ducada iyo cibaadada, hana nagu gallado caafimaad, nabad iyo kheyr joogto ah.
โ€œIlaahay iyo Malaaโ€™igtiisu waxay ku salliyaan Nabiga. Kuwa xaqa rumeeyow, ku salliya oo salaama.โ€
Suuratul Al-Axzaab: 56
Jimco wanaagsan dhammaan bulshada Soomaaliyeed. โค๏ธ
Aden Abdulle Hospital
๐Ÿฅ 19 Sano Adeeg Bulsho
๐Ÿ“ž Call Center: 4747

23/09/2026

Dr. Abdifitah Ilkacase oo ka tirsan dhakhaatiirta Qalliinka Guud ee Isbitaalka Aden Abdulle ayaa ka hadlaya Kansarka Mindhicirka (Colorectal Cancer).

Muuqaalkan kaga bogo xog muhiim ah oo ku saabsan cudurkan, calaamadaha lagu garto, arrimaha kordhiya halistiisa iyo muhiimadda ay leedahay in xilli h**e la ogaado.

๐Ÿ“ž Wixii faahfaahin ama ballan ah: 4747

Aden Abdulle Hospital | Hooyga Waaya Aragga Caafimaad

22/09/2026

Prof. Dr. Mohamud Zahid, oo ku takhasusay Cudurrada Guud & Dhiigga, ayaa muuqaalkan kaga hadlaya cudurka Sonkorowga, waxyaabaha sababa, calaamadaha lagu garto iyo sida loo maareeyo.

๐Ÿ“ž 4747
Aden Abdulle Hospital | Hooyga Waaya Aragga Caafimaad

21/09/2026

Aden Abdulle Hospital Qeybta Haweenka
Waxaan hooyooyinka iyo haweenka u fidinnaa adeegyo caafimaad oo ay ka mid yihiin:
โ€ข La-tashiga iyo daaweynta cudurrada haweenka
โ€ข La-socodka caafimaadka hooyada iyo uurjiifka
โ€ข Ultrasound-ka uurka
โ€ข Daryeelka dhalmada ka hor iyo ka dib
โ€ข Qalliinnada la xiriira haweenka iyo dhalmada
Aden Abdulle Hospital | 19 Sano oo Khibrad Caafimaad ah
๐Ÿ“ž 4747

Address

Laamiyaraha Buula Xuubeey, Degmada Wadajir
Mogadishu

Telephone

+252619030303

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aden Abdulle Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Aden Abdulle Hospital:

Shortcuts

Share

Category