Madina Hospital

Call Directions Website

Madina Hospital Madina Hospital One of Somaliaโ€™s largest hospitals, trusted for emergency, trauma, maternal advanced surgery & critical care.

Our modern OPD with multispecialty doctors & our role in training future healthcare professionals make us a center of excellence.

Agaasimaha Isbitaalka Madina, ๐ƒ๐ซ. ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐€๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ก๐ฆ๐š๐ง ๐‰๐š๐ฆ๐š (๐๐ฎ๐ซ๐ญ๐ฎ๐ช๐š๐ฅ), ayaa si rasmi ah u furay tababar ku saabsan Ka Hor...
07/10/2026

Agaasimaha Isbitaalka Madina, ๐ƒ๐ซ. ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐€๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ก๐ฆ๐š๐ง ๐‰๐š๐ฆ๐š (๐๐ฎ๐ซ๐ญ๐ฎ๐ช๐š๐ฅ), ayaa si rasmi ah u furay tababar ku saabsan Ka Hortagga iyo Xakamaynta Caabuqa (IPC), oo ay bixinayso ๐€๐ˆ๐ƒ๐€ ๐‡๐ž๐š๐ฅ๐ญ๐ก ๐’๐จ๐ฅ๐ฎ๐ญ๐ข๐จ๐ง.

Munaasabadda waxaa ka qeybgalay ๐ƒ๐ซ. ๐…๐š๐ซ๐ญ๐ฎ๐ง ๐’๐ก๐š๐ซ๐ข๐Ÿ, Kusimaha Agaasimaha Guud ahna Agaasimaha Waaxda Shaqada iyo Shaqaalaha ee Wasaaradda Caafimaadka.

Tababarkan waxaa lagu xoojinayaa aqoonta iyo xirfadaha shaqaalaha caafimaadka, waxaana hirgelintiisa hoggaaminaya ๐ƒ๐ซ. ๐ˆ๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š๐ง ๐€๐ก๐ฆ๐ž๐ ๐Œ๐š๐ก๐š๐ฆ๐ฎ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐„๐ง๐ ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ซ ๐™๐š๐ค๐ข ๐ˆ๐›๐ซ๐š๐ก๐ข๐ฆ ๐€๐ก๐ฆ๐ž๐ oo ka socda ๐€๐ˆ๐ƒ๐€ ๐‡๐ž๐š๐ฅ๐ญ๐ก ๐’๐จ๐ฅ๐ฎ๐ญ๐ข๐จ๐ง.

Ujeeddadu waa in habraacyada IPC laga dhigo dhaqan shaqo oo maalinle ah, si loo ilaaliyo badbaadada bukaanka, shaqaalaha iyo deegaanka isbitaalka.

07/10/2026

Agaasimaha Isbitaalka Madina, Dr. Mohamed Abdirahman Jama (Dr. Burtuqal), iyo Kusimaha Agaasimaha Guud ahna Agaasimaha Waaxda Shaqada iyo Shaqaalaha ee Wasaaradda Caafimaadka, Dr. Fartun Sharif, ayaa si rasmi ah u daahfuray barnaamijka Diploma ee tababarka xirfadaha caafimaadka.

03/10/2026

๐ƒ๐ซ. ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐ก๐ข ๐€๐›๐๐ข ๐‡๐š๐ฌ๐ก๐ข, Dhakhtarka Cudurrada Wadnaha iyo Cudurrada Guud ee Isbitaalka Madina, ayaa daryeel caafimaad iyo daaweyn u fidiyay wiil yar oo xaalad caafimaad oo adag ku jiray.

ISBITAALKA MADINA
Caafimaadkiinnu waa mudnaanteenna.

Waaxda Waxbarashada iyo Cilmi-baarista ee Isbitaalka Madina ayaa ardayda internship-ka ee ka socday kulliyadaha Caafimaa...
30/09/2026

Waaxda Waxbarashada iyo Cilmi-baarista ee Isbitaalka Madina ayaa ardayda internship-ka ee ka socday kulliyadaha Caafimaadka iyo Qalliinka ee jaamacadaha ka qaaday imtixaankii ugu dambeeyay ee OSCE (Objective Structured Clinical Examination), iyadoo lagu soo gabagabeeyay tababarkoodii shaqo ee isbitaalka.

Muddadii tababarku socday, Isbitaalka Madina wuxuu ardayda baray xirfadaha gacanta ee caafimaadka, si ay aqoontii ay jaamacadaha ku soo barteen ugu dabaqaan shaqada, una helaan waayo-aragnimo wax ku ool ah.

OSCE waa imtixaan habaysan oo ardayda lagu qiimeeyo iyagoo qabanaya hawlo caafimaad oo kala duwan. Ujeeddadiisu waa qiimeynta aqoonta iyo xirfadaha ay ardaydu kasbadeen, ogaanshaha meelaha u baahan horumarin iyo heerka ay ugu diyaarsan yihiin shaqada caafimaadka.

Waxaan ardayda ugu hambalyeynaynaa dhammaystirka internship-ka, waxaana u rajaynaynaa guul iyo horumar xirfadeed.

29/09/2026

MAALINTA WADNAHA ADDUUNKA

WACYIGELIN KU SAABSAN QALLIINKA WADNAHA

La soco wacyigelin caafimaad oo uu munaasabaddan ku soo jeedinayo:

Dr. Khalif Mohamud
Cardiothoracic Surgeon
Dhakhtarka Qalliinka Wadnaha iyo Laabta

Agaasimaha Waaxda Shaqada iyo Shaqaalaha ee Wasaaradda Caafimaadka, Dr. Fartun Sharif, ayaa kormeer shaqo ku timid Isbit...
29/09/2026

Agaasimaha Waaxda Shaqada iyo Shaqaalaha ee Wasaaradda Caafimaadka, Dr. Fartun Sharif, ayaa kormeer shaqo ku timid Isbitaalka Madina, halkaas oo uu si diirran ugu soo dhaweeyay Agaasimaha Isbitaalka, Dr. Mohamed Abdirahman Jama (Burtuqal).

Intii uu kormeerku socday, Agaasimaha Isbitaalka Madina ayaa Dr. Fartun Sharif uga warbixiyay xaaladda guud ee shaqaalaha isbitaalka. iyagoo ka wada hadlay horumarinta shaqaalaha iyo sare u qaadista aqoonta iyo xirfadaha hawlwadeennada caafimaadka.

Dhankeeda, Dr. Fartun Sharif ayaa uga mahadcelisay Agaasimaha Isbitaalka Madina soo dhaweynta diirran, iyadoo ballanqaadday inay si dhow ula shaqeyn doonto maamulka isbitaalka, gacan ka geysan doontana horumarinta iyo kobcinta awoodda hawlwadeennada caafimaadka.

Ugu dambeyn, Dr. Mohamed Abdirahman Jama (Burtuqal) ayaa Dr. Fartun Sharif uga mahadceliyay kormeerkeeda, isagoo soo dhaweeyay wadashaqeynta lagu horumarinayo shaqaalaha iyo tayada adeegyada caafimaadka ee Isbitaalka Madina.

29/09/2026

MAALINTA WADNAHA ADDUUNKA

DARYEEL WADNAHAAGA, ILAALI NOLOSHAADA!

La soco talooyin muhiim ah oo ku saabsan daryeelka wadnaha oo uu soo jeedinayo:

Dr. Abdullahi Abdi Hashi
Dhakhtar ku takhasusay Cudurrada Wadnaha iyo Cudurrada Guud

28/09/2026

๐ˆ๐ฌ๐›๐ข๐ญ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐Œ๐š๐๐ข๐ง๐š, ๐จ๐จ ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐š๐ง๐š๐ฒ๐š ๐๐ž๐ฒ๐›๐ญ๐š ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ž๐ž ๐๐จ๐จ๐ฅ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐ง๐š๐š๐๐ข๐ซ, ๐š๐ฒ๐š๐š ๐š๐๐ž๐ž๐  ๐œ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ข๐ฌ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ฃ๐ข๐ซ๐š ๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ข๐ญ๐จ, ๐›๐š๐š๐ซ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง๐ง๐จ ๐œ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐š๐ฐ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง ๐ ๐š๐š๐ซ๐ฌ๐ข๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐›๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ค๐ฎ ๐ง๐จ๐จ๐ฅ ๐๐ž๐ž๐ ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐†๐š๐ซ๐š๐ฌ๐›๐š๐š๐ฅ๐ž๐ฒ, ๐๐ฎ๐ฅ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐š ๐Œ๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ.

๐ƒ๐ซ. ๐Œ๐š๐ช๐ญ๐š๐ฅ ๐ƒ๐š๐ก๐ข๐ซ ๐€๐ก๐ฆ๐ž๐, ๐ƒ๐ก๐š๐ค๐ก๐ญ๐š๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ข๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐Ÿ๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐ก๐š๐š๐ฐ๐š๐œ๐ฒ๐š๐๐š ๐‚๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ee Isbitaalka Madina, ayaa ka qaybgalay EA...
28/09/2026

๐ƒ๐ซ. ๐Œ๐š๐ช๐ญ๐š๐ฅ ๐ƒ๐š๐ก๐ข๐ซ ๐€๐ก๐ฆ๐ž๐, ๐ƒ๐ก๐š๐ค๐ก๐ญ๐š๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ข๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐Ÿ๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐ก๐š๐š๐ฐ๐š๐œ๐ฒ๐š๐๐š ๐‚๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ee Isbitaalka Madina, ayaa ka qaybgalay EAA Annual Comprehensive Arthroscopy Workshop 2026, oo qabsoomay 24โ€“26 Sebteembar 2026, laguna qabtay Nairobi Surgical Skills Centre (NSSC), Jaamacadda Nairobi โ€“ Xarunta Chiromo, Kenya.

Ka qaybgalka aqoon-is-weydaarsigan wuxuu ka tarjumayaa dadaalka joogtada ah ee dhakhtarku ugu jiro kobcinta aqoontiisa iyo xirfaddiisa, si uu bulshada ugu fidiyo daryeel caafimaad oo tayo leh.

Isbitaalka Madina wuxuu dhiirrigelinayaa tababarka iyo horumarinta xirfadaha dhakhaatiirtiisa, si loo sii xoojiyo adeegyada caafimaad ee bulshada loo hayo.

Isbitaalka Madina โ€” Aqoonta oo la kobciyo, daryeelka oo la horumariyo.




๐ˆ๐ฌ๐›๐ข๐ญ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐Œ๐š๐๐ข๐ง๐š, ๐จ๐จ ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐š๐ง๐š๐ฒ๐š ๐๐ž๐ฒ๐›๐ญ๐š ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ž๐ž ๐๐จ๐จ๐ฅ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐ง๐š๐š๐๐ข๐ซ, ๐š๐ฒ๐š๐š ๐š๐๐ž๐ž๐  ๐œ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ข๐ฌ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ฃ...
27/09/2026

๐ˆ๐ฌ๐›๐ข๐ญ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐Œ๐š๐๐ข๐ง๐š, ๐จ๐จ ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐š๐ง๐š๐ฒ๐š ๐๐ž๐ฒ๐›๐ญ๐š ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ž๐ž ๐๐จ๐จ๐ฅ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐ง๐š๐š๐๐ข๐ซ, ๐š๐ฒ๐š๐š ๐š๐๐ž๐ž๐  ๐œ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ข๐ฌ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ฃ๐ข๐ซ๐š ๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ข๐ญ๐จ, ๐›๐š๐š๐ซ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง๐ง๐จ ๐œ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐š๐ฐ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง ๐ ๐š๐š๐ซ๐ฌ๐ข๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐›๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ค๐ฎ ๐ง๐จ๐จ๐ฅ ๐๐ž๐ž๐ ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐†๐š๐ซ๐š๐ฌ๐›๐š๐š๐ฅ๐ž๐ฒ, ๐๐ฎ๐ฅ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐š ๐Œ๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ.

Adeeggan caafimaad waxaa si gaar ah uga faaโ€™iideystay carruur iyo haween, kuwaas oo baahi weyn u qabay adeegyada caafimaad ee la bixiyay.

Ujeeddada adeeggan ayaa ah in Maamulka Isbitaalka Madina uu adeeg caafimaad oo tayo leh gaarsiiyo bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan dadka iyo qoysaska aan awoodin kharashaadka adeegyada caafimaadka.

Isbitaalka Madina wuxuu sii wadi doonaa dadaallada uu ku gaarsiinayo bulshada adeegyo caafimaad oo tayo leh, isagoo mudnaan siinaya dadka nugul iyo kuwa u baahan garab istaagga caafimaad.

Madina Hospital โ€“ Health Care Beyond Health Care. ๐Ÿฅโค๏ธ

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Madina Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category