Dr. Yasin Barkhad

Call Directions Website

Dr. Yasin Barkhad Dhakhtarka KABKA Lafaha, TOOSINTA lafaha qaloocan, BEDELIDA simaha iyo jilbaha DAWEYNTA XANUUNADA kalagoysyada iyo seedaha. (MBBS, MRCS, MD ORTHO AND , TRAUMA)

27/08/2026

Qaliimada lafaha iyo seedahay

18/08/2026

Waxyaabaha ugu badan ee keena jilba xanuunka waxaa ka mid ah:
sida jug, dhacitaan, murgacasho ama seedo dhaawacma.
orod, jimicsi culus ama shaqo jilbaha cadaadis badan saarta.
kala-goysyada oo duugooba, gaar ahaan marka da'du korodho.
Miisaan badan – wuxuu kordhin karaa culayska saaran jilbaha.

Follow garee page-ka si aad u hesho talooyin caafimaad oo faa’iido leh.

16/08/2026

Maxay ku kala duwan yihiin Kab somaliga iyo kabka casriga ah

Supracondy fracture CRPP
01/06/2026

Supracondy fracture
CRPP

Check out Dr Yasiin Barkhad’s video.

عيدكم مبارك وكل عام وانتم بخير تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال
29/03/2025

عيدكم مبارك وكل عام وانتم بخير
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

31/12/2024

Bukaan ka jabay bowdada oo aan ku kabnay qaliin iyo biraha gudhaha.
Femur fracture managed with Intramedulary nailing

Jummah Mubarak  dhammaan macaamiisha sharafta leh ee innagu xiran. Acmaasha wanaagsan Allaha innaga wada aqbalo.        ...
27/12/2024

Jummah Mubarak dhammaan macaamiisha sharafta leh ee innagu xiran. Acmaasha wanaagsan Allaha innaga wada aqbalo.

La soco xaladahaga cafimad Dr. Yasin Barkhad
19/12/2024

La soco xaladahaga cafimad
Dr. Yasin Barkhad

Address

Wadajir Hospital, Suuqa Weyn, Wadajir
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. Yasin Barkhad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share