19/10/2026
“Maxaa keena hal ilig inuu madoobaado?”
“Marka hal ilig uu si ka duwan ilkaha kale u madoobaado, waxaa muhiim ah in la ogaado sababta.
Mararka qaar dhaawac h**e ayaa saameyn kara gudaha iligga.
Waxey noqon karta suus galay ilkaha mudana ku jiray
Xaalado kale waxay la xiriiri karaan isbeddel gudaha iligga ah.
Tani waxay ka duwan tahay midabka ilkaha oo dhan oo si tartiib ah isu beddela.
Sidaas darteed, ha isku dayin caddeyn keliya adigoon baaritaan samayn.
Marka h**e sababta ayaa la ogaadaa, kadibna waxaa la dooran karaa daaweynta ku habboon.”
Si ad u agaato fadlan booqo Hassan Adde Dental Care
Ama wac@0618114009