Dr. Said Sh. Mohamed

Dr. Said Sh. Mohamed MBBS (University of Science &Technology)-Yemen,
Mmed in Pediatric Surgery (University of Nairobi)-Kenya,
FCS in Pediatric Surgery- COSECSA.

Dr. Saciid waa dhakhtar ku takhasusay qalliimada carruurta (pediatric surgery), wuxuuna leeyahay khibrad shaqo oo gaaraysay 13 sannadood.

07/06/2026
Royal Hospital - Somalia  : Early Diagnosis and timely intervention ( before 18 months) will improve fertility potential...
28/05/2026

Royal Hospital - Somalia
:
Early Diagnosis and timely intervention ( before 18 months) will improve fertility potential and reduces the risk of malignancy.



Undescended te**es,,
28/05/2026

Undescended te**es,,

Royal Hospital - Somalia
25/05/2026

Royal Hospital - Somalia

21/05/2026

𝗗𝗿. 𝗦𝗮𝗶𝗱 𝗦𝗵. 𝗠𝗼𝗵𝗮𝗺𝗲𝗱, oo ah khabiir ku takhasusay Qalliimada Carruurta (𝗣𝗲𝗱𝗶𝗮𝘁𝗿𝗶𝗰 𝗦𝘂𝗿𝗴𝗲𝗼𝗻), ayaa sharaxaad inaga siinaya dhibaatooyinka ka dhalan kara haddii gudniinka uu sameeyo qof aan khibrad u lahayn.

𝗗𝗵𝗶𝗯𝗮𝗮𝘁𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻𝗸𝗮𝗮𝘀 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗸𝗮 𝗺𝗶𝗱 𝗮𝗵:

1. Dhiig-bax
2. Infection
3. Dhaawac
4. Maqaar dheeraad ah

Ha u horseedin ubadkaaga halis laga baaqasan karo.

📍 Royal Hospital - Somalia
📞 4777 | 📱 +252 611 054 000

Wa Qalliin aan ku fulinayay wiil yar oo ku dhashay isaga oo aan laheen  .Wa qalliin u baahan taxaddar, feejignaan iyo sa...
13/05/2026

Wa Qalliin aan ku fulinayay wiil yar oo ku dhashay isaga oo aan laheen .

Wa qalliin u baahan taxaddar, feejignaan iyo saacado badan in la fadhiyo waayo qalad yar oo dhaca wuxuu sababi karaa in wiilkaas ku noolaado 60 sano isaga oo aan ceshan karin saxarada.

Haddii aa tahay shaqaale caafimaad waxaad booqan kartaa boggeyga ka:
https://t.me/QALIIMADA_CARUURTA

Royal Hospital - Somalia

Address

Royal Hospital
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252610795599

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. Said Sh. Mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category