BUUN TV

Directions

BUUN  TV Warbaahin U Adeegta Horumarka Umada Soomaaliyeed "

11/10/2026

Sheikh Shariif: war magaladaan Mustaqbal bay leedahay ee yaan looga cayaarin!

BUUN TV

10/10/2026

Noocyada Dumarka !!
BUUN TV

08/10/2026

RIWAAYAD: Lagamatalay Wax qabadxumada kajirta degmada Caabudwaaq!!

BUUN TV

08/10/2026

Safarkii Ciro iyo chatGpt !!

BUUN TV

GOLAHA WASIIRADA ETHIOPIA. Raysal wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed ayaa dhisay xukuumaddiisa cusub; iyada Soomaalidu hesha...
08/10/2026

GOLAHA WASIIRADA ETHIOPIA.

Raysal wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed ayaa dhisay xukuumaddiisa cusub; iyada Soomaalidu heshay Wasiirka Waraabka & Dooxooyinka, Eng. Suldaan Wale.

DIGNIIN CULUS.Madaxda maamulka AdisAbaba oo la hadlayay idaacada Ahadu ayaa sheegay in baadhitan lagu sameeyay Caanaha l...
07/10/2026

DIGNIIN CULUS.

Madaxda maamulka AdisAbaba oo la hadlayay idaacada Ahadu ayaa sheegay in baadhitan lagu sameeyay Caanaha lagu gado 11 Degmo oo Adis-Ababa ah. Baadhitankan waxaa lagu ogaaday in Caanaha lagu darro biyo ka suuliya macdantii ku jirtay. Siddoo kale Caanaha waxaa lagu daraa walxo loo adeegsado in aysan isbadalin. Caanaha ayaa laga dhigaa kuwo 4 ilaa 5 cisho aan is badalin oo dhay ahaada. Allaabahan Caanaha lagu daro ayaa daraasadka lagu ogaaday in ay Kansar keenan.
Caanaha waxaa la xusay in laga dhaxlay Kansar. Maamulka AdisAbaba ayaa sheegay in ay tallaabo qaadis bilaabeen.

Deegankana ma ku arragtay Caano aan is badal, iyo kuwo Kiniino lagu darro? Arrimahan ayaa daraasadka qayb ka ah, waxaana laga dhaxlaa Kansar.

Si faafi; Ka taxadar Caanaha Aan Isbadalin.
X :: vosstv

Eriteriya ayaa diiddey in ciidan keedu gudaha u galeen Itoobiya, iyada oo Wasiirka Warfaafinta, Yemane Meskel uu sheegey...
07/10/2026

Eriteriya ayaa diiddey in ciidan keedu gudaha u galeen Itoobiya, iyada oo Wasiirka Warfaafinta, Yemane Meskel uu sheegey in Addis Ababa ay dooneyso in au xoog ku gaadho Badda-cas.

Xiisadda labadan dal oo colaad-dheer soo maray ayaa saameyn toos ku yeelanaysa Geeska Afrika.

x: Mohamed salh

Way dooran waayeen Asna Korantada ayuu kajara magaalada !!Siyaasiga reer Uganda Yusuf Nsibambi ayaa korontadii ka jaray ...
07/10/2026

Way dooran waayeen Asna Korantada ayuu kajara magaalada !!

Siyaasiga reer Uganda Yusuf Nsibambi ayaa korontadii ka jaray tuulada uu ka soo jeedey ee Buyaaya, kaddib markii dadka deegaankaasi aysan dib ugu dooran kursigii baarlamaanka ee uu hayey.

Nsibambi ayaa markii h**e lacagtiisa gaarka ah ku rakibay transformer iyo nalalka waddooyinka. Hase yeeshee, markii uu ku guuldarraystay doorashadii sanadkan , wuxuu sheegay in haddii dadku aysan dooran isaga, aysan jirin sabab uu hantidiisa ugu sii raaxaystaan.

“Haddii ay qiimayn lahaayeen wixii aan u qabtay, dib ayay ii dooran lahaayeen. mugdi ku nagaadaan, dowladdana koronto ha ka dalbadaan,” ayuu yiri.

Koronto la’aanta ayaa saameysay guryaha iyo ganacsiyada tuuladaa.
Shirkadda korontada Uganda ee UEDCL ayaa tallaabada siyaasiga ku tilmaantay mid sharci-darro ah, iyadoo sheegtay in marka transformer iyo khad koronto lagu xiro nidaamka guud, qofkii maalgeliyey uusan keligiis awood u lahayn inuu dadka ka jaro.

Xigasho: Nile Post – Uganda

05/10/2026

QOOR QOOR : Hadaljedintii Shirka Dib uheshiisiinta Dadka daga Degmoyinka Guriceel iyo balanbal
BUUN TV

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BUUN TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share