Yardimeli Specialist Hospital

Call Directions Website Contact the practice

Yardimeli Specialist Hospital To improve the overall health situation in Somalia. Providing a higher level of health and preventative services for the population. Improving the overall
(1)

04/10/2026

World Sight Day

Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Aragga, Isbitaalka Yardimeli wuxuu bulshada ku boorrinayaa inay muhiimad siiyaan caafimaadka indhaha iyo baaritaannada joogtada ah.

Daawo muuqaalkan wacyigelinta ah si aad wax badan uga ogaato ilaalinta araggaaga.
Indhahaaga ilaali, araggaagana daryeel.

Hadafkeennu waa daryeelkaaga.

02/10/2026

๐Œ๐š๐ซ๐š๐ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ

Waxaan idinla wadaagaynaa sheekada Bukaan Maxamuud Maxamed Cabdi oo muddo dhibaato ka qabay ilkahiisa.

Kadib markii uu yimid Isbitaalka Yardimeli oo uu la kulmay Dr. Ali Nabil waxaa loo sameeyay baaritaan iyo daaweyn ilko oo dhammaystiran.

Maanta Maxamuud wuxuu dib u helay dhoolacaddayntiisa, caafimaadka ilkahiisa iyo isku kalsoonaantiisa.

Hadafkeennu waa daryeelkaaga.

01/10/2026

Dood-cilmiyeed ( Cardiovascular burden in Somalia) iyo wacyi-gelin ku saabsan caafimaadka wadnaha oo ay soo qabanqaabiyeen Bahda isbitaalka yardimeli iyo ururka dhaqatiirta wadnaha somaliyeed.

Munaasabaddan waxaa daadihinayay Dr. Abdifatah Omar ( Dr Haadi ), iyadoo ay ka qeyb galeen dhakhaatiirta kala ah Dr. Mohamed ahmed (Nairobi), Dr. Mohamed Guled, iyo Dr. Abdirahman ( Dr Abdihaji ).

Hadafkeennu waa daryeelkaaga.

01/10/2026

Dr. Ramla kalaay ( Pediatrician at Yardimeli Hospital )

" Waa inaan kor u qaadnaa wacyiga bulshada iyo aqoonta cudurrada wadnaha carruurta ( Congenital Heart Disease ) si ilmo kasta oo xanuunsan uu u helo baaritaan iyo daawayn sax ah goor h**e "

30/09/2026

Panel Discussion Cardiovascular Burden in Somalia

Sawirro World heart day Maanta waxaa Isbitaalka Yardimeli ka qabsoomay dood-cilmiyeed ( Cardiovascular burden in Somalia...
30/09/2026

Sawirro

World heart day

Maanta waxaa Isbitaalka Yardimeli ka qabsoomay dood-cilmiyeed ( Cardiovascular burden in Somalia) iyo wacyi-gelin ku saabsan caafimaadka wadnaha oo ay soo qabanqaabiyeen Bahda isbitaalka yardimeli iyo ururka dhaqatiirta wadnaha somaliyeed.

Munaasabaddan waxaa daadihinayay Dr. Abdifatah Omar ( Dr Haadi ), iyadoo ay ka qeyb galeen dhakhaatiirta kala ah Dr. Mohamed ahmed (Nairobi), Dr. Mohamed Guled, iyo Dr. Abdirahman ( Dr Abdihaji ).

30/09/2026

Panel discussion

30/09/2026

Qaybta indhaha isbitaalka yardimeli

World Heart Day Panel Nagala qayb-gal dood-cilmiyeed gaar ah oo ku saabsan "Cardiovascular Burden In Somalia" oo ay ka q...
29/09/2026

World Heart Day Panel

Nagala qayb-gal dood-cilmiyeed gaar ah oo ku saabsan "Cardiovascular Burden In Somalia" oo ay ka qayb-galayaan dhakhaatiir khubaro ah.

Taariikhda: Arbaco, 30 Sebtembar 2026
Goobta: Yardimeli Specialist Hospital

Ha moogaan fursaddan muhiimka ah ee ku saabsan wadaagista aqoonta iyo ilaalinta caafimaadka wadnaha.

iska diiwaan gali

https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSc0L9S1_BAR0ApmkZhpzYq0aHdfr8fH4Z3y9bogDp7NniqLAQ/viewform?usp=publish-editor

Hadafkeennu waa daryeelkaaga.

Address

AFISIONI Road, HAMAR-JAJAB
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yardimeli Specialist Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Yardimeli Specialist Hospital:

Shortcuts

Share

Category