Abaal Hospital

Directions

Abaal Hospital WAA HOSPITALKA UGU FIICAN SOMALIA EE AAD ISKU HALEYN KARTO. WAXAAN LA GAARNAHAY ADEEG LAGU SALEEYAY AQOON ,QIBRAD & DAACADNIMO.

HOSPITALKA WAXA UU KU QALABEYSANYAHAY QALABKA UGU TAYADA WANAAGSAN EE DUNIDA CASRIGA AH.

Jumma Mubarak
24/09/2026

Jumma Mubarak

23/09/2026

๐Ÿฉบ Vitamin D miyuu saameyn karaa uurqaadista?
waxay caqabad ku noqon kartaa uurqaadista iyo dheellitirka hormoonnada. Nala daawo Dr. Mahamuud Cade
โ˜Ž๏ธ Short Number: 5060
๐Ÿ“ž Wac: +252613 51 09 29
๐Ÿ“ Location: Isgoyska Cali Kamiin, Mogadishu

22/09/2026

๐Ÿฆท Goowsaha Infection-ka qaba maxay dhibaato keeni karaan?
๐Ÿ‘จโ€โš•๏ธ ๐ƒ๐ซ. ๐€๐ก๐ฆ๐ž๐ ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐ก๐ข, Dhakhtarka Afka iyo Ilkaha, ayaa inoo sharxaya dhibaatooyinka ka dhalan kara.
โ–ถ๏ธ Nala daawo.
๐Ÿ“ Isbitaalka Abaal

21/09/2026

Qumanka Marka La Qalo ๐Ÿฉบ
Cuntooyinkee ayaa ku habboon qofka qalliinka qumanka laga sameeyay?
๐Ÿ‘จโ€โš•๏ธ Dr. Xasan Kaafi ayaa ka warbixinaya.
โ–ถ๏ธ Nala daawo.
๐Ÿ“ Isbitaalka Abaal
โ˜Ž๏ธ Short Number: 5060
๐Ÿ“ž Wac: +252613 51 09 29
๐Ÿ“ Location: Isgoyska Cali Kamiin, Mogadishu

21/09/2026

๐Ÿฉบ Goorma ayaa ku habboon in la gudo cunugga yar?
๐Ÿ‘จโ€โš•๏ธ Dr. Mohamed Diiriye, Khabiir ku takhasusay Qalliinka Guud, ayaa inoo sharxaya waqtiga ku habboon iyo talooyinka muhiimka ah.
โ–ถ๏ธ Nala daawo oo xogta ka faaโ€™iidayso.
๐Ÿ“ Isbitaalka Abaal

Ka Warqabka Hooyada Uurka leh iyo Dhalanka!Daryeelka saxda ah ee xilliga uurka wuxuu aasaas u yahay badbaadada hooyada i...
21/09/2026

Ka Warqabka Hooyada Uurka leh iyo Dhalanka!
Daryeelka saxda ah ee xilliga uurka wuxuu aasaas u yahay badbaadada hooyada iyo dhalashada ubad caafimaad qaba. Ku soo dhawaada Abaal Hospital si aad u hesho daryeel caafimaad oo dhammaystiran iyo dabagal joogto ah oo ay sameynayaan khubaro ku takhasustay haweenka. ๐Ÿคฐโœจ

Daweynta Infection-ka Dumarka ๐Ÿ‘‡Nagu soo booqo Qeybta Haweenka si aad u hesho baaris iyo adeeg caafimaad oo dhammaystiran...
15/09/2026

Daweynta Infection-ka Dumarka
๐Ÿ‘‡Nagu soo booqo Qeybta Haweenka si aad u hesho baaris iyo adeeg caafimaad oo dhammaystiran.
โ˜Ž๏ธ Short Number: 5060
๐Ÿ“ž Wac: +252613 51 09 29
๐Ÿ“ Location: Isgoyska Cali Kamiin, Mogadishu

14/09/2026

๐Ÿฉบ Haddii daโ€™daadu ka weyn tahay 30 sano, 3 baaritaan ayaa muhiim kuu ah.
๐Ÿ‘จโ€โš•๏ธ Dr. Abdirahman Abshir, Khabiir ku takhasusay Cudurrada Guud, ayaa inoo sharxaya.
โ–ถ๏ธ Nala daawo oo xog muhiim ah ka baro.

14/09/2026

๐Ÿฉบ Goorma ayaa la qali karaa Baabasiirka?
๐Ÿ‘จโ€โš•๏ธ Dr. Mohamed Diiriye, Khabiir Qalliinka Guud, ayaa inoo sharxaya.
๐Ÿ“ž Wixii faahfaahin ah: 5060 / +252613510929
๐Ÿ“ Location: Degmada Warta Nabadda, Isgoyska Cali Kamii

13/09/2026

๐Ÿฉบ Goorma ayaa loo baahan yahay in la qalo quumanka?
๐Ÿ‘จโ€โš•๏ธ Dr. Xasan Kaafi ayaa inoo sharxaya xaaladaha qalliinka quumanka loo baahan karo.
โ–ถ๏ธ Nala daawo oo xog muhiim ah ka baro.

Address

Jidka Sodonka
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abaal Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category