Bidhaan Health & Beauty

Call Directions Contact the practice

Bidhaan Health & Beauty Waxaan kaa haqabtiraynaa wax walbo oo ku saabsan caafimaadka maqaarka, cidiyaha iyo timaha.

Dhawaan xarunta Bidhaan Health & Beauty waxay daahfuri doontaa Dhaqtar & Qeyb Cusub si aan idiin siino daryeel caafimaad...
12/10/2026

Dhawaan xarunta Bidhaan Health & Beauty waxay daahfuri doontaa Dhaqtar & Qeyb Cusub si aan idiin siino daryeel caafimaad iyo bilicsanaanta idinku habboon.

๐Ž๐†๐„๐˜๐’๐ˆ๐ˆ๐’ ๐Œ๐”๐‡๐ˆ๐ˆ๐Œ ๐€๐‡ โ€“ ๐๐ˆ๐ƒ๐‡๐€๐€๐ ๐‡๐„๐€๐‹๐“๐‡ & ๐๐„๐€๐”๐“๐˜Macaamiisheena qaaliga ah, waxaan idin ogeysiinaynaa in Bidhaan Health & Bea...
11/10/2026

๐Ž๐†๐„๐˜๐’๐ˆ๐ˆ๐’ ๐Œ๐”๐‡๐ˆ๐ˆ๐Œ ๐€๐‡ โ€“ ๐๐ˆ๐ƒ๐‡๐€๐€๐ ๐‡๐„๐€๐‹๐“๐‡ & ๐๐„๐€๐”๐“๐˜

Macaamiisheena qaaliga ah, waxaan idin ogeysiinaynaa in Bidhaan Health & Beauty aysan ka qayb geli doonin bandhigga SOM SOUQ EXPO.

Qiimo dhimisyadii gaarka ahaa ee aan idiin diyaarinay waxay ka socon doonaan xarumaheenna inta lagu jiro saddexda maalmood ee bandhigga.
๐Ÿ“ Nagu soo booqda xarumaheenna Benadir & Taleh, kana faaโ€™iidaysta fursaddan gaarka ah!

Bidhaan Health & Beauty โ€” Quruxdaada, Daryeelkeenna!

10/10/2026

๐๐ข๐๐ก๐š๐š๐ง ๐‡๐ž๐š๐ฅ๐ญ๐ก & ๐๐ž๐š๐ฎ๐ญ๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐ช๐š๐ฒ๐› ๐ค๐š ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐’๐จ๐ฆ ๐’๐จ๐ฎ๐ช ๐„๐ฑ๐ฉ๐จ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”!

Waxaan kuu haynaa ๐Ÿ‘๐ŸŽ% ๐ƒ๐ˆ๐’๐‚๐Ž๐”๐๐“ ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐ฒ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฉ๐ซ๐จ๐๐ฎ๐œ๐ญ๐ฌ-๐ค๐ž๐ž๐ง๐š, iyo fursad aad kula kulanto ๐ƒ๐ซ. ๐Œ๐ฎ๐ฎ๐๐š ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐ญ๐š ๐ฅ๐š-๐ญ๐š๐ฅ๐ข๐ง ๐๐ก๐š๐ค๐ก๐ญ๐š๐ซ. ๐Ÿ‘ฉโ€โš•๏ธ๐Ÿ’–

๐Ÿ“ Nagu soo booqo booth-ka Bidhaan ee Som Souq Expo 2026, kana faaโ€™iidayso fursaddan gaarka ah!

Bidhaan Health & Beauty โ€” Quruxdaada, Caafimaadkaaga, Mudnaantayada!โœจ

09/10/2026

๐Ÿ’ง Maqaarkaaga moisturizer-kee ku habboon?

๐Ÿงด Oil-Free Moisturizer โ€“ ku habboon maqaarka dufanka badan & combination-ka.
โœจ 1% Salicylic Acid โ€“ ku habboon finanka, blackheads-ka & daloolada xirma.

Daryeelka saxda ah wuxuu ka bilaabmaa doorashada saxda ah. ๐Ÿค


โœจ Maqaarkaaga sii daryeelka uu mudan yahay.4-ta product ee aad u baahan tahay routine-kaaga inaa ku darto:๐Ÿซง Nadiifin โ€ข ๐Ÿ’ง...
08/10/2026

โœจ Maqaarkaaga sii daryeelka uu mudan yahay.

4-ta product ee aad u baahan tahay routine-kaaga inaa ku darto:
๐Ÿซง Nadiifin โ€ข ๐Ÿ’ง Qoyaansiin โ€ข ๐Ÿ›ก๏ธ Daryeel โ€ข โ˜€๏ธ Ilaalinta qoraxda

Dooro daryeelka saxda ah โ€” dooro Bidhaan. ๐Ÿ’š

Qorraxda kulul iyo wasakhda magaalada waxay waxyeeleeyaan maqaarkaaga. Ku ilaali maqaarkaaga The Derma Sunscreen SPF 50 ...
07/10/2026

Qorraxda kulul iyo wasakhda magaalada waxay waxyeeleeyaan maqaarkaaga. Ku ilaali maqaarkaaga The Derma Sunscreen SPF 50

06/10/2026

๐Ÿ’Š Daal iyo tamar yari ma dareemaysaa?

Bidhaan Health & Beauty waxay kuu haysaa Vitamin C, D, B12, Multivitamins & Omega-3 si ay uga qayb qaataan buuxinta baahiyaha nafaqadaada. โœจ

โค๏ธ Bidhaan Health & Beauty โ€“ Daryeelkaaga ayaa noo muhiim ah!

Qof walba wuu ogyahay markay timaado daryeelka maqaarka iyo caafimaadka, hal shay oo kaliya kuma filna!
05/10/2026

Qof walba wuu ogyahay markay timaado daryeelka maqaarka iyo caafimaadka, hal shay oo kaliya kuma filna!

Haddii aysan lacagtu farxad iibineyn, sidee bay ku dhacdaa in alaabta Bidhaan ay farxad weyn ii keento markaan iibsado?!...
03/10/2026

Haddii aysan lacagtu farxad iibineyn, sidee bay ku dhacdaa in alaabta Bidhaan ay farxad weyn ii keento markaan iibsado?!

Ka ilaali maqaarkaaga qorraxda adigoo isticmaalaya 1% Hyaluronic Sunscreen Aqua Gel
30/09/2026

Ka ilaali maqaarkaaga qorraxda adigoo isticmaalaya 1% Hyaluronic Sunscreen Aqua Gel

Address

Mogadishu
SO2214

Telephone

+252770712173

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bidhaan Health & Beauty posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Bidhaan Health & Beauty:

Shortcuts

Share

Category