23/10/2025
🌟 KARIBU! 🌟
Magaalada Nairobi waxaa dhawaan laga hirgeliyey Xalwo Kismaayo — taasoo ah xalwada ugu dhadhanka wacan ee dalkeena Soomaaliya! 🇸🇴✨
📍 Goobta: Xaafadda Islii, Jaamka gaar ahaan aagga Masjid Sunna.
Fiiro gaar ah:
Xalwadan waxaa soo saara shaqaale si gaar ah u tababaran, lehna khibrad ka badan 20 sano oo ku saabsan diyaarinta iyo daryeelka macaamiisha. 💪🏽🍬
Ku soo dhowaada Reer Nairobi, ka faa’iidaysta dhadhanka dhabta ah ee Xalwo Kismaayo — adeeg hufan, dhadhan gaar ah, iyo soo dhoweyn diirran!
🤝🏽💛
Agaasinka Qaybta Nairobi Sahal Rashiid Jelle ayaa Idin Leh Hala hala marhaba