Darusalam Hospital

Directions Website Contact the practice

Darusalam Hospital Darusalaam Hospital is a
Multispecialty Hospital, located strategically in Darusalaam city Mogadishu
(1)

Darusalam Hospital Waxaa si habsami leh uga socda ololaha Qaliimada lacag la’aanta ah ee lagu daweynayo xanuunnada ku dh...
10/09/2026

Darusalam Hospital Waxaa si habsami leh uga socda ololaha Qaliimada lacag la’aanta ah ee lagu daweynayo xanuunnada ku dhaca cunaha, dhagaha iyo sanka.

Ka Faa'iideyso Fursadaan Dahabiga ah

Wac: 2002 oo iska Diiwaan Gali
WhatsApp: 61 1111868
Darusalam Hospital
Hoyga Daryeelka iyo Daaweynta Casriga ah

09/09/2026

Qaybta Kelyo-dhaqista ee Darusalam Hospital waxay bixisaa daryeel loogu talagalay bukaannada u baahan.

Wac: 2002
WhatsApp: 61 1111868
Darusalam Hospital
Hoyga Daryeelka iyo Daaweynta Casriga ah

QAYBTA AFKA IYO ILKAHADarusalam Hospital wax kuuge diyaar ah Daryeel caafimaad oo dhammeystiran oo loogu talagalay Afka ...
06/09/2026

QAYBTA AFKA IYO ILKAHA

Darusalam Hospital wax kuuge diyaar ah Daryeel caafimaad oo dhammeystiran oo loogu talagalay Afka iyo ilkaha.

Soo Booqo Si Aad u ilaaliso Dhoola cadeyntaada

Was Lambarka gaaban ee 2002 ama
WhatsApp: 61 1111868
Daarusalaam Hospital
“Hoyga Daryeelka iyo Daaweynta Casriga ah”



05/09/2026

Waxaa maanta Isbitaalka Daarusalaam si rasmi ah uu u daahfuray ololaha qalliimada Lacag la'aanta ah ee Cunnaha, Dhegaha iyo Sanka.

Ujeeddadu waa in bukaannada u baahan qalliimada noocan ah loo fududeeyo helitaanka daryeel caafimaad oo tayo leh, iyada oo aan kharash qalliin laga qaadin.

Wac: 2002 oo iska Diiwaan Gali
WhatsApp: 61 1111868
Darusalam Hospital
Hoyga Daryeelka iyo Daaweynta Casriga ah

Maanta oo ah ,05 September 2026, Waxaa si rasmi ah uga furmay Isbitaalka Daarusalaam ololaha qalliimada lacag la’aanta a...
05/09/2026

Maanta oo ah ,05 September 2026, Waxaa si rasmi ah uga furmay Isbitaalka Daarusalaam ololaha qalliimada lacag la’aanta ah ee Cunnaha, Dhegaha iyo Sanka.

Ololahan waxaa loogu talagalay in lagu garab istaago bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan dadka aan awoodin kharashaadka adeegyada caafimaad ee noocan ah.

Adeegyada ololaha waxaa ka mid ah:
Qalliimada hilbaha iyo carjawda sanka.
Qalliimada maqalka iyo xuubka dhegaha.
Saarista burooyinka dhegaha, sanka iyo cunaha.
Daawaynta infekshannada dhegaha.
Toosinta iyo qurxinta sanka.

Waxaan bulshada ugu baaqeynaa inay ka faa’iideystaan fursaddan caafimaad ee lacag la’aanta ah.

Wac: 2002
WhatsApp: 61 1111868
Darusalam Hospital
Hoyga Daryeelka iyo Daaweynta Casriga ah

03/09/2026

Darusalam Hospital wuxuu mar kale bulshada Soomaaliyeed siinayaa fursad caafimaad oo lacag la’aan ah, isagoo garab istaagaya qoysaska Aan awoodin adeegyada caafimaad ee muhiimka ah.

OLOLAHA QALLIIMO LACAG LA’AANTA AH EE KU Saabsan Dhagaha, Sanka iyo Cunaha, iyo sidoo kale Qalliimada Qurxinta.

AYAA DHAWAAN KA BILAABANAYA ISBITAALKA DARUSALAM

ISDIIWAANGELI HADDA
oo wać lambarka gaaban ee 2002 ama
WhatsApp: 61 1111868
Daarusalaam Hospital
“Hoyga Daryeelka iyo Daaweynta Casriga ah”

02/09/2026

QALLIIMO LACAG LA’AAN AH

Isbitaalka Daarusalaam waxa uu bulshada Soomaaliyeed u qabanayaa QALLIIMO LACAG LA’AAN AH oo ku saabsan Dhagaha, Sanka iyo Cunaha, iyo sidoo kale Qalliimada Qurxinta.

Qalliimadu waxay bilaabanayaan 05 September 2026.
Qalliimada waxaa fulinaya Dr. Ibrahim Abdalla, oo ah khabiir ku takhasusay daaweynta iyo qalliimada Dhagaha, Sanka iyo Cunaha.

Qalliimada lagu qabanayo waxaa ka mid ah:

Qalliimada hilibka iyo carjawda sanka.
Qalliimada maqalka iyo xuubka dhagaha.
Saarista burooyinka dhagaha, sanka iyo dhuunta.
Daaweynta infekshannada dhagaha.
Toosinta iyo qurxinta sanka.
Qurxinta dhagaha, gaar ahaan dhagaha laaban ama fidsan.
Hagaajinta muuqaalka guud ee wajiga.

ISDIIWAANGELI HADDA
oo wać lambarka gaaban ee 2002 ama
WhatsApp: 61 1111868

Daarusalaam Hospital
“Hoyga Daryeelka iyo Daaweynta Casriga ah”

WARGELIN MUHIIM AH!Darusalam Hospital wuxuu mar kale bulshada Soomaaliyeed u daah furayaa fursad  Qaliimo caafimaad oo l...
01/09/2026

WARGELIN MUHIIM AH!

Darusalam Hospital wuxuu mar kale bulshada Soomaaliyeed u daah furayaa fursad Qaliimo caafimaad oo lacag la’aan ah, isagoo garab istaagaya qoysaska an awoodin adeegyada caafimaad ee muhiimka ah sida Qaliimada Cunaha, Dhagaha iyo Sanka iyo Qaliimada Qurxinta

Ololahan wuxuu bukaannada siinayaa fursad ay ku helikaraan baaritaano daryeel iyo qalliimo Casri ah

Adeegyada ololaha waxaa ka mid ah:

Qalliimada hilbaha iyo carjawda sanka.
Qalliimada maqalka iyo xuubka dhegaha.
Saarista burooyinka dhegaha, sanka iyo cunaha.
Daawaynta infekshannada dhegaha.
Toosinta iyo qurxinta sanka.

Ololuhu wuxuu bilaabanayaa 5-ta September ee ku beegan Malinka sabtiga.
Isdiiwaangeli hadda !

Wac: 2002
WhatsApp: 61 1111868
Darusalam Hospital
Hoyga Daryeelka iyo Daaweynta Casriga ah

31/08/2026

Qaybta Radiology ee Darusalam Hospital
Hel Baaritaanno, Sawir-Qaadis Caafimaad oo sax ah, degdeg ah, oo lagu kalsoonaan karo.
Qaybteena Radiology-ga waxay kaa caawineysaa ogaanshaha iyo qiimeynta xaalado caafimaad oo kala duwan, iyadoo adeegsanaysa qalab casri ah iyo hawl-wadeeno khibrad leh.




Waxaan Bixinaa Adeega kilya Dhaqista Ee ugu BallaaranGuud ahaan Gayiga Soomaaliya.
30/08/2026

Waxaan Bixinaa Adeega kilya Dhaqista Ee ugu Ballaaran
Guud ahaan Gayiga Soomaaliya.



Address

Darusalam Hospital
Mogadishu
000252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Darusalam Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Darusalam Hospital:

Shortcuts

Share

Category