06/07/2026
Caawa Geesi /Laacibkii Abid Ugu Fiicnaa Ayay waysay Kubada Kacto ๐
Cidkasta Waxay Ka hadlaysaa Ronaldo In Uu Haray
Way Iloobeen In Spanish Ku Soo Baxeen Sidoo Kale
Way Hil Maameen In Hulka Portugal ๐ต๐น uu CW Iskaga Xaray .. Xaqiiqdo Waxay Tahay Xiiso Mayeelin Doono
WC Waxaa Baxay Kana Fadhiisan Doono Qarankiisa Cr7
Majiri Doonaan Xiisi Badnaa Iyo Hadal Haytii Badneed
Hanbalyo Spain ๐ช๐ธ
Sadiiq Othman Ahmed Wardheere
Sports Spain ๐ช๐ธ and Portugal ๐ต๐น 16 of FIFA World Cup 2026
Date Line 6/7/2026 Thursday