Rijaal Hospital

Rijaal Hospital Daaweynta cudurada ragga, dhalmo la’aanta iyo kuwa ku faafa galmada

15/08/2026

Bishaaro gaar u ah Haweenka!
Waxaan ugu bishaareynaynaa dhammaan haweenka doonaya inay helaan baaritaan ku habboon in Dr. Bise uu maalinta Khamiista idinka dhigay Computer Ultrasound BILAASH.

Waa fursad xaddidan 10-ka bukaan ee ugu horreeya u furan. Ka faa'iideyso oo qabso ballantaada hadda!
Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir:
Tel: 772414083
Xarunta: Kasoo horjeedka Xarunta Degmada Hoda.

Bishaaro! Maalinta Khamiista waxaa free ah Computer Ultrasound!Waa tiri xaddidan oo ah 10 bukaan oo keliya.Ka faa'iideys...
15/08/2026

Bishaaro!
Maalinta Khamiista waxaa free ah Computer Ultrasound!
Waa tiri xaddidan oo ah 10 bukaan oo keliya.

Ka faa'iideyso oo hadda booskaaga qabso:

Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir:
Tel: 772414083
Xarunta: Kasoo horjeedka Xarunta Degmada Hoda.

Rijaal Hospital waxa uu u  hambalyenaya dhammaan ardayda ku baastay imtixaanka shahaadiga ee sannadkan. waxaan si gaar a...
15/08/2026

Rijaal Hospital waxa uu u hambalyenaya dhammaan ardayda ku baastay imtixaanka shahaadiga ee sannadkan.
waxaan si gaar ah u bogaadineynaa ardaydii gashay kaalmaha h**e:
Maxamed Cisse Daahir,
Farhiya Farah Omar,
iyo Aamino Khaalid, annagoo ku ammaanaya dadaalkooda iyo juhdiga ay bixiyeen.

Rijaal Hospital wuxuu kuu diyaariyay adeegyo dhameystiran oo tayo leh.
15/08/2026

Rijaal Hospital wuxuu kuu diyaariyay adeegyo dhameystiran oo tayo leh.

SADAALI  KULANKA  CAAWA DHAXMARI DOONA ASTON VILLA VS PSGKUNA GUULEYSO $10Sharuudaha waa in aad buuxisaa:Follow dheh pag...
12/08/2026

SADAALI KULANKA CAAWA DHAXMARI DOONA ASTON VILLA VS PSG
KUNA GUULEYSO $10

Sharuudaha waa in aad buuxisaa:
Follow dheh page-ka.
Share garee post-ga.
Comment 3 qof ku soo mention garee.
Like saar post-ga.

Note: Sadaalinta waxa ay ku egtahay ciyaarta ka hor.

12/08/2026

Testicular Torsion waa xaalad degdeg ah oo saacado kooban gudahood dhaawac halis ah u geysan karta xaniinyaha. Haddii aad isku aragto xanuun daran oo si lama filaan ah uga bilaabma xaniinyaha, ha sugin hana isku dayin inaad dawooyin caadi ah qaadato. Si degdeg ah isbitaalka u soo booqo, si loo baaro sababta xanuunka loona helo daaweynta ama qalliinka kugu habboon.

Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir:
Tel: +252 61 2153175
Xarunta: Kasoo horjeedka Xarunta Degmada Hoda.

Maxaa sababa dhalmo la'aanta ragga? Ogaanshaha dhibaatada waa tallaabada ugu horreysa ee loo qaado dhanka daaweynta. Soo...
11/08/2026

Maxaa sababa dhalmo la'aanta ragga?
Ogaanshaha dhibaatada waa tallaabada ugu horreysa ee loo qaado dhanka daaweynta. Soo booqo Rijaal Hospital ama Boggeena kala socon xogaha muhiimka ah aad ku ogaan karto ciladaaha dhanka taranka.

Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir:
Tel: +252 61 2153175
Xarunta: Kasoo horjeedka Xarunta Degmada Hoda

10/08/2026

Hamiyada ku dhacda dumarka waa xalaad caafimaad oo jirta. Dumarka inta badan waxay ku dareemaan cabsi ama ceebeyn, fadlan haddii aad xaaladdaas la tacaaleysid waa arin la daweyn karo. soo booqo dhakhtar haween oo ka ka howlgala
Rijaal Hospital DR. Abdirahman Bisle.
Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir:
Tel: +252 61 2153175
Xarunta: Kasoo horjeedka Xarunta Degmada Hoda

Hambalyo Dhammaan Ardayda Fasalka 8 aad! 🎉Rijaal Hospital wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ardayda ku guul...
09/08/2026

Hambalyo Dhammaan Ardayda Fasalka 8 aad! 🎉

Rijaal Hospital wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ardayda ku guuleysatay Imtixaanka Fasalka 8 aad.

Waxaan idiin rajaynaynaa mustaqbal ifaya iyo guulo ka waaweyn kuwa maanta. Waxaan mahadcelin iyo bogaadin u jeedinaynaa macallimiinta iyo waalidiinta dadaalka weyn geliyay guushan!

09/08/2026

Galaaha (Varicocele) marka uu u baahdo qalliin, doorashada dhakhtarka iyo habka qalliinka waa muhiim.

Saddex bukaan ayaa idinla wadaagay waayo aragnimadooda, iyagoo ka sheekeynaya sida ay ku yimaadeen Rijaal Hospital, sababtii ay u doorteen Dr. Salman Haashi, iyo qalliinkii Microscopic Varicocelectomy ee lagu sameeyay.

Haddii laguu sheegay in Galaaha (Varicocele) uu qalliin u baahan yahay, ha fududaysan doorashadaada.

Rijaal Fertility Hospital Khibrad, daryeel iyo qalliimo casri ah.

Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir:
Tel: +252 61 2153175
Goobta: Kasoo horjeedka Xarunta Degmada Hodan

Address

Taleh, Hodan
Mogadishu
SO

Opening Hours

Monday 06:00 - 21:00
Tuesday 06:00 - 21:00
Wednesday 06:00 - 21:00
Thursday 06:00 - 21:00
Saturday 06:00 - 21:00
Sunday 06:00 - 21:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rijaal Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share