12/10/2026
Maanta oo ah 12-ka Oktoobar2026 waxay ku beegan tahay Maalinta ARTHRITIS DAY Ee Adduunka waxaan kor u qaadaynaa wacyiga ku saabsan xanuunnada kala-goysyada iyo muhiimadda daryeelkooda.
IBNU-SIINAA Specialized Hospital
📍 Degmada Yaaqshiid, Suuq Bacaad
📞 0618886918 | 0618886916