Kelyo-Bile Hospital

Directions Website

Kelyo-Bile Hospital Qaliinka & Daweynta Kelyaha ,kaadฤฑ mareenka iyo taranka Ragga

01/10/2026

๐Ÿšจ DAAWOOYINKA KAADI-BADIYAYAASHA QOF KASTA LAMA SIIN KARO!

Ma la siin karaa daawooyinka kaadi-badiyayaasha qof kaadidu ku xanniban tahay ama qof kelyuhu xanuunsan yihiin? โŒ

Jawaabtu waa: Looma isticmaali karo si iska ah!

โš ๏ธ Ha qaadan daawo kaadi-badiye adigoon dhakhtar kula tashan. Sababaha kaadi-xannibaadda iyo xanuunka kelyaha waa kala duwan yihiin, waxaana muhiim ah in sababta la ogaado.

๐Ÿฅ Kelyo Bile Hospital
๐Ÿ“ Somali, Mogadishu
๐Ÿ‘จโ€โš•๏ธ Dr Abdulkadir Isse Cibaar

29/09/2026

๐Ÿฉบ CUDURRADA METABOLIC DISEASE -KA โ€” MAXAY YIHIIN?

Cudurrada metabolic-ka waa xaalado saameeya habka uu jirku u maareeyo sonkorta dhiigga, dufanka, cadaadiska dhiigga iyo miisaanka jirka.

โš ๏ธ Dad badan waxay la noolaan karaan xaaladahan iyaga oo aan si cad u dareemin calaamado. Haddii aan si wanaagsan loo xakameyn, waxay saameyn ku yeelan karaan caafimaadka wadnaha, kelyaha, xididdada dhiigga iyo sidoo kale caafimaadka taranka ragga.

๐Ÿ’ก Baaritaan joogto ah, talo caafimaad iyo isticmaalka daawooyinka sida dhakhtarku kuu qoray ayaa muhiim u ah xakamaynta xaaladahan.

๐Ÿ‘จโ€โš•๏ธ Dr. Abdulkadir Isse
Urology & Andrology Specialist
๐Ÿฅ Kelyo Bile Hospital
๐Ÿ“Al barak , Mogadishu,Somali

๐Ÿ‘‰ Caafimaadkaaga ha sugin ilaa xanuunku kuu sheego inuu jiro. Baaritaan joogto ah samee, talo caafimaadna raac.

KELYAHAAGU MAALIN KASTA WAY SHAQEEYAANQaado tallaabooyin yaryar maanta si aad u heshocaafimaad wanaaggan berri.
28/09/2026

KELYAHAAGU MAALIN KASTA WAY SHAQEEYAAN

Qaado tallaabooyin yaryar maanta si aad u hesho
caafimaad wanaaggan berri.

SIFAYNTA JIRKAMarka kelyuhu joojiyaan sifaynta qashinka jirka, waxay noqon kartaa:
27/09/2026

SIFAYNTA JIRKA

Marka kelyuhu joojiyaan sifaynta qashinka jirka, waxay noqon kartaa:

25/09/2026

๐Ÿซ˜ KELYAHAAGA โ€” 100% MUHIIM U AH NOLOSHAADA!

โš ๏ธ Ha sugin ilaa xanuunku sii xoogaysto.

๐Ÿฉบ La tasho dhakhtar oo hubi caafimaadka kelyahaaga.

๐Ÿฅ KELYO BILE HOSPITAL
Urology & Andrology Center

๐Ÿ“ Al Baraka, Mogadishu, Somalia
๐Ÿ“ž 0615244658
๐Ÿ“ง [email protected]

โค๏ธ Caafimaadka kelyahaaga waa qayb muhiim ah oo ka mid ah caafimaadkaaga guud.

23/09/2026

Waa maxay Biyo-bax Degdeg ahSababaha, Calaamadaha & Fursadaha DaaweyntaLa tasho dhakhtar ku takhasusay Urology iyo Andro...
20/09/2026

Waa maxay Biyo-bax Degdeg ah
Sababaha, Calaamadaha & Fursadaha Daaweynta
La tasho dhakhtar ku takhasusay Urology iyo Andrology

A

20/09/2026

JUMMAH. MUBARAKุฅูู†ู‘ูŽ ุงู„ู„ู‘ู‡ูŽ ู…ูŽุนูŽ ุงู„ุตู‘ูŽุงุจูุฑููŠู†ูŽRuntil, Alle wuxuu la jiraa kuwa samra.(Quraan 2:153)
17/09/2026

JUMMAH. MUBARAK
ุฅูู†ู‘ูŽ ุงู„ู„ู‘ู‡ูŽ ู…ูŽุนูŽ ุงู„ุตู‘ูŽุงุจูุฑููŠู†ูŽ
Runtil, Alle wuxuu la jiraa kuwa samra.
(Quraan 2:153)

Address

Albarako
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kelyo-Bile Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share