28/05/2026
Ogeysiis Ogeysiis ogeysiis waxaa la ogeysiinayaa dhamaan bulshaada Soomaaliyeed ee kudhaqan muqdisho iyo nawaaxigeeda in xarunta daaweynta indhaha, dhagaha, cunaha, sanka iyo ilkaha
Ee SAHAL EYE & DENTAL....ay idiin qabaneyso
Adeegyo caafimaad oo free ah
Iyo qiimo dhimis 30% bisha carafo awgeed
Hadaba fursadaha aad heleyso waxaa kamid ah
1.. dhaqtarka indhaha oo kuu qabanaya.... baaritano free ah
Iyo cabir lagu kalsoonaan karo
2.. dhaqtarka ENT ( sanka cunaha iyo dhegaha)
oo kuu qabanaya baaritaano free ah iyo talo bixin lagu kalsoonaan karo
3... dhaqtrka ilkaha
oo kuu qabanaya
Baaritaano firii ah
Iyo farsamo tayo leh
xarunta waxey kutalaa
Isgoyska suuqa bakaaraha
Leexashada wada debka
Hadaba kala xariir
61 3778266
61 1248833
Kusoo dhawada. Sahal eye & Ent Center oo aad kaheli karto Glasses casri ah oo taye leh
Kala soo xariiir Tell: 613778266