Al-Bayan Pathology and clinic center

Al-Bayan Pathology and clinic center Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Al-Bayan Pathology and clinic center, Mogadishu.

21/11/2020
28/08/2020

■Jimca wanaagsan dhamaan bahda ku xiran barta aan Facebook-ga ku leenahey ee Garaadso Academy.
Waa markale iyo su'aalaha kediska jimcaha ee Garaadso Academy
Ka jawaab oo hel abaal-marin.

□ Su'aasha
Sheeg inta jeer ee qur'anka kariimka ah lagu sheegey kalimada "زكاة"?

Marka h**e
☆ like saar pageka
☆ share dheh
☆ jawaabta

02/08/2020

Ogeysiis
Dhamaan bahda waxbarashada jecel ee ku nool magaalada muqdisho waxaan Ogeysiineynaa iney ka socota xarunta dhaxe ee Academiyada Garaadso is diiwaan galinta Fasalada cusub ee sanad dugsiyeedka 2020-21, tirada la qaadanayo oo kooban awgeed fadlan yaan lagaa buuxin ee h**ey u gaar Mahadsanid.

01/08/2020
20/05/2019

Ramadaan barakaysan dhamaan macalimiinta iyo ardayda Garaadso academy, waxaan idiinku hambalyeynayaa dhalshada bisha Soon.
Allaha naga dhigo kuwii ka faa’iideysta ajirka iyo wanaanga bishaan barakaysan. Sidoo kale waxaan ugu baaqayaa dhamaan bahda Garaadso academy in ay isu naxariistaan, iskaalmeeyaan islamarkaana u gargaaraan walaalhooda aan waxba haysan. Ramadaankan kiisa kalana nagu gaarsiiyo caafimaad iyo danbi dhaaf.

28/03/2019

Address

Mogadishu

Telephone

0617704616

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Bayan Pathology and clinic center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share